Thursday, November 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir ku-xigeenka Kalluumeysiga XFS oo Jasiiradda Comoros uga qeybgalay shirka dhaqaalaha

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiir ku-xigeenka Kalluumeysiga XFS oo Jasiiradda Comoros uga qeybgalay shirka dhaqaalaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Kallumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cali Ifiye Cali oo uu wehliye lataliyaha Wasaaradda mudane Xasan Xaaji Ibraahim ayaa Jasiiradda Comoros uga qeyb galay shir loogu hadlayay dhaqaalaha buluugga iyo isbeddelka cimilada.

Shirkan oo ay ka soo qeyb galeen wadamada Xeebaha leh iyo Jasiiradaha yar yar ee Qaaradda Afrika ayaa looga hadlay sidii looga faaโ€™iidaysan lahaa khayraadka badda, ka hortaga Kallumaysiga sharci darrada ah iyo isbedelka cimilada.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ฒ ๐š๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐ž ๐ค๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐€๐๐ž๐ž๐ ๐ฒ๐š๐๐š ๐Œ๐ข๐๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ง (๐‡๐š๐ฅ๐ฆ๐ž๐ž๐ฅ)

November 4, 2026
XIL-KA QAADIS IYO MAGACAABIS GUDDOOMIYAHA MAXKAMADDA SARE EE DALKA

XIL-KA QAADIS IYO MAGACAABIS GUDDOOMIYAHA MAXKAMADDA SARE EE DALKA

November 4, 2026

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Kallumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah mudane Cali Ifiye Cali oo khudbad ka jeediyay shirka ayaa ka hadlay qorshaha Dowladda Soomaaliya ee ka faaโ€™ideysiga dhaqaalaha Bulluugga ah iyo muhiimadda Afrika gaar ahaan Soomaaliya u leedahay horumarinta kalluumaysiga.

Bayaan wadajir ah oo laga soo saaray gaba gabada shirka ayaa loogu magac daray bayaankii Moroni oo ah Caasimadda Jasiradda Comoros.

Dhinaca kale Wasiir Cali Ifiye ayaa kulamo gaar gaar ah la yeeshay Wasiirada shirka ka soo qeyb galay, gaar ahaan Wasiirada ka socday dowladda Kenya, Jasiiradda Comoros iyo Jasiiradda Siishalis.

Previous Post

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo furay Shirweynaha Qaran ee Shaqaalaha Caafimaadka “SAWIRRO”

Next Post

Mareykanka oo horjooge Cabdullaahi dul dhigtay malaayiin dollar

Next Post
Mareykanka oo horjooge Cabdullaahi dul dhigtay malaayiin dollar

Mareykanka oo horjooge Cabdullaahi dul dhigtay malaayiin dollar

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ฒ ๐š๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐ž ๐ค๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐€๐๐ž๐ž๐ ๐ฒ๐š๐๐š ๐Œ๐ข๐๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ง (๐‡๐š๐ฅ๐ฆ๐ž๐ž๐ฅ)

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ฒ ๐š๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐ž ๐ค๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐€๐๐ž๐ž๐ ๐ฒ๐š๐๐š ๐Œ๐ข๐๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ง (๐‡๐š๐ฅ๐ฆ๐ž๐ž๐ฅ)

November 4, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasime ku-xigeenka Xarunta Adeegyada Mideysan (Halmeel). Mudane Xamsa oo cuskanaya...

XIL-KA QAADIS IYO MAGACAABIS GUDDOOMIYAHA MAXKAMADDA SARE EE DALKA

XIL-KA QAADIS IYO MAGACAABIS GUDDOOMIYAHA MAXKAMADDA SARE EE DALKA

November 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee dalka, Dr. Baashe Yuusuf...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐š๐ฅ๐ค๐ข๐ข ๐ค๐š ๐ช๐š๐š๐๐š๐ฒ ๐ฑ๐ฎ๐›๐ง๐จ ๐ค๐š ๐ญ๐ข๐ซ๐ฌ๐š๐ง ๐ฑ๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐‰๐…๐’

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kadib markii uu arkay qodobka 120-aad, farqadiisa 2-aad iyo qodobka...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo la kulmay Dr. Rurik Marsden

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo la kulmay Dr. Rurik Marsden

November 4, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Dr. Rurik Marsden, Ku-xigeenka Agaasimaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In