Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir ku-xigeenka Maaliyadda oo shir uga qayb galay Dalka Ivory Coast “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Wasiir ku-xigeenka Maaliyadda oo shir uga qayb galay Dalka Ivory Coast “SAWIRRO”

vireenocturne

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku-xigeenka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Maxamud Xayir ayaa magaalada Abidjan ee dalka Ivory Coast uga qayb galay shirkii sanad laha ahaa ee Bankiga Horumarinta Africa,

Shirkaana ayaa ka duwanaa shirarkii hore, waxaana sanadkaan uu ku soo beegamay sanadguuradii 50-aad ee ka soo wareegatay asaaskii Bankiga Horumarinta Africa.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Waxaa Abidjan ka dhacay shirkii sanadlaha ahaa Bankiga Horurinta Afirka “African Development Bank” iyo dabaal degii sanadguuradii 50aad ee ka soo wareegatay asaasaka Bakiga, waxaa  kale ka dhacaday doorashadii Madaxweynaha Bankiga ee shanta sano ee soo socota, doorashada oo ku dhacday loolan adag ayaa waxaa ku guulasatay Dr. Akinwumi A. Adesina oo ka soo jeeda wadanka Nigeria, wuxuuna noqonayaa Madaxweynihii  8aad ee Bankiga loo doorto” ayuu yiri Wasiir Xayir.

Dhanka kale Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya ayaa sheegay in doorashadaan ay muhiimad gaar ah u lehayd habsami u socodka shaqada adag oo uu hayo Bankigu Qaaradda Africa, iyo wadamada kale oo xubnaha ka ah, kuwaas oo gaaraya ilaa 80 Wadan, oo kaso kala jeeda Qaarada Afrika iyo Adduunka intiisa kale.

Wafdiga Soomaaliya uga qayb galay shirkaas ayaa xoogga saaray sidi loo heli lahaa wadamo hormuuud ka noqda cafinta deeynta lagu leeyahay Soomaaliya, oo hada meel fiican maraysa, waxaana wafdigu kulamo la qaatay Madaxda Bankiga, Wadama Soomaliya Daneeya, Ingiriiska, Norway, Sweden, Denmark, Mareykanka  iyo Wadama IGAD.

vireenocturne
vireenocturne
vireenocturne
vireenocturne
vireenocturne
vireenocturne
vireenocturne
vireenocturne
Previous Post

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay

Next Post

Wasiirka arrimaha gudaha oo shaaciyay xilliga uu furmayo wejiga labaad ee shirka ka socda Cadaado “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka arrimaha gudaha oo shaaciyay xilliga uu furmayo wejiga labaad ee shirka ka socda Cadaado “SAWIRRO”

Wasiirka arrimaha gudaha oo shaaciyay xilliga uu furmayo wejiga labaad ee shirka ka socda Cadaado “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In