Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta oo 5,000 oo dollar ugu deeqay dhismaha Waddada u dhexeyso Hobyo iyo Gaalkacyo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta oo 5,000 oo dollar ugu deeqay dhismaha Waddada u dhexeyso Hobyo iyo Gaalkacyo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Cumar ( Al-Cadaala) oo booqasho maalmo qaadan doonta ku maraya Degmooyin iyo Deegaanno hoostaga Gobolada Mudug iyo Galgaduud ayaa la kulmay Gudigga dhismaha waddada Hobyo iyo Gaalkacyo ee Gob.

Wasiirka oo ay wehlinayaan Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa warbixin ka dhageystay xubnaha ugu sareeya Guddiga ku howlan dhismaha waddada, isagoo intaas kadib ku bogaadiyey shaqadaas muhiimka ah ee ay u hayaan Dalkooda iyo Dadkooda.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Al-Cadaala ayaa sheegay in waddadan ay wax badan u tari doonto Bulshadda Reer Galmudug oo iyagu si isxilqaan ah ku dhisanaya.

Wasiirka ayaa ugu deeqay dhismaha waddadan muhiimka ah 5,000 oo dollar si loogu kaabo dhaqaalaha loo aruurinayo dhamaystirka Dhismaha Waddada Hobyo iyo Gaalkacyo.

Wasiir Cadaala waxa uu ugu dambeyn u sheegay Gudigga in uu warbixintooda u gud bindoono Xukuumadda uu ka tirsan yahay si ay kaalin wax ku ool ah uga qaadato.

Previous Post

Somali National Army foiled suicide attack in Biyo Adde village of Middle Shabelle region on Friday morning

Next Post

Wasiirka Warfaafinta iyo Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka oo ka qeyb galay munaasabad lagu daah furayay Wargeys bille ah “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Warfaafinta iyo Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka oo ka qeyb galay munaasabad lagu daah furayay Wargeys bille ah “SAWIRRO”

Wasiirka Warfaafinta iyo Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka oo ka qeyb galay munaasabad lagu daah furayay Wargeys bille ah “SAWIRRO”

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In