Friday, September 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta oo ka qeyb galay xaflad arday shahaado saxaafadeed lagu guddoonsiinayay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta oo ka qeyb galay xaflad arday shahaado saxaafadeed lagu guddoonsiinayay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta ahna ku-simaha Wasiirka Mudane Cabdullaahi Colaad Rooble oo uu wehliyo Agaasimaha Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-cadaalla ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad shahaadooyin lagu guddoonsiiyay ardayda baratay cilmiga saxaafadda.

Tirada Ardayda shahaadooyinka la guddoonsiiyay oo isugu jira wiilal iyo gabdho ayaa waxaa ay gaarayaan 40 arday, kuwaasi oo muddo bil ah la barayay mihnadda saxaafadda, sida qorista wararka iyo habka wax loo jar jaro, waxaana sidoo kale a qeyb galay ururrada saxaafadda iyo xubno kale.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026

Qaar ka mid ah mas’uuliiyiinta ka qeybgalay xafladda ayaa bogaadiayay ardeyda baratay mihnadda saxaafadda, waxayna kula dar daarmeen in ay wax ay barteen bulshaada si wanagsan uga shaqeyn.

Madaxa howgalka Hay’adda Ralief International Xasan Cabdiqaadir Ciise ayaa xusay in dhalinyaradan la baray fursad ay bulshada wax ugu gudbin karaan.

Agaasimaha Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Yuusuf Al-Cadaala ayaa tilmaamay in Warbaahinta Soomaaliyeed ay horumar wanaagsan ay sameysay sanadihii dambe, isla markaana gabdhaaha warfidiyeenada ku dhiiragaliyay doorka wanagsan ay ku dhaxleeyahiin Warbaahinta

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya ahna ku-simaha Wasiirka Mudane Cabdullaahi Colaad Rooble ayaa hoosta ka xariiqay in Wasaaradda Warfaafinta ay hubin doonto habka hay’adaha ay tababarka u siiyaan suxufiyiinta, si loo helo suxufiyiin dhan waliba ka dhisan, waxaana uu intaa ku daray in Wasaaradda ay dadaal ugu jirto meel marinta hindise sharciyeedka saxaafadda.

Ardayda ayaa la guddoonsiiyay shahaadooyin.

IMG_0004 IMG_0005 IMG_0006 IMG_0008 IMG_0010 IMG_0011 IMG_0012 IMG_0013 IMG_0016 IMG_0018 IMG_0019 IMG_0026 IMG_0029 IMG_0034 IMG_0036 IMG_0044 IMG_0045 IMG_0050  IMG_0060 IMG_0063 IMG_0071 IMG_0086 IMG_0089 IMG_0092 IMG_0097 IMG_0101 IMG_0105  IMG_0110 IMG_0113 IMG_0115 IMG_0117 IMG_0118 IMG_0120 IMG_0121 IMG_0122 IMG_0123 IMG_0124 IMG_0125 IMG_0126 IMG_0128 IMG_0130 IMG_0131 IMG_0134 IMG_0135 IMG_0137 IMG_0138 IMG_0139 IMG_0140 IMG_0141 IMG_0143 IMG_0144  IMG_0155 IMG_0160 IMG_0161Sawir Qaade:- Maxamed Cabdiweli

 

Previous Post

Islaamka iyo Caddaaladda – DHAGAYSO

Next Post

Ardayda dugsiga Jaabir bin Xayaan oo kaalmo lacageed gaarsiiyay gabar yar oo xanuunsan “SAWIRRO”

Next Post
Ardayda dugsiga Jaabir bin Xayaan oo kaalmo lacageed gaarsiiyay gabar yar oo xanuunsan “SAWIRRO”

Ardayda dugsiga Jaabir bin Xayaan oo kaalmo lacageed gaarsiiyay gabar yar oo xanuunsan "SAWIRRO"

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
0

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In