Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta oo kulamo la qaatay odoyaal dhaqameed “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta oo kulamo la qaatay odoyaal dhaqameed “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Soomaliya oo kulamo xal loogu radinaayo colaado maalmihii lasoodhaafay ka tagnaa degaanka Xananbuure la qaatay odoyaasha magaalada Cadaado.

Kulankaani u dhaxeeyay Odoyaasha dhaqanka magaalada Cadaado iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo oy wehliyaan Wasiiro iyo Xildhibaanno ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudig ayaa looga hadlayay xalinta colaadaha ka jira degaanka Xananbuure ee Gobolka Galguduud.

Related posts

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026
Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026

Kulankaan oo saacado qaatay ayay Wasiir ku-xigeenka iyo odoyaasha dhaqanka isla garteen in xaaladda ladajiyo kulamo kalane ay iskugu yimaadaan Odoyaasha labada dhinac.

Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala Wasiir kuxigeenka Warfaafinta Soomaaliya ayaa kulanka kadib saxaafadda usheegay in xalinta colaadaha ka jira degaanka Xananbuure ay si iskumid ah u wajahayaan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Galmudug.

Previous Post

Horjoogihii Al-Shabaab uqaabilsanaa qaraxyada Gobolka Galgaduud oo gacanta lagu dhigay+Sawirro

Next Post

Gargaarkii ugu badnaa oo la gaarsiiyey danyarta iyo barakacayaasha ku nool Xudur “SAWIRRO”

Next Post
Gargaarkii ugu badnaa oo la gaarsiiyey danyarta iyo barakacayaasha ku nool Xudur “SAWIRRO”

Gargaarkii ugu badnaa oo la gaarsiiyey danyarta iyo barakacayaasha ku nool Xudur “SAWIRRO”

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026
0

Ilaa 1,000 qoys oo ay si daran u saameysay abaarta ka jirta qaybo ka mid ah dalka ayaa ka faa’iideystay...

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) S/Guuto Ibrahim Mohamed Mahmoud ayaa kulan sagootin iyo dardaaran ah la qaatay ciidamo gaar...

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In