Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta oo siminaar u furay hay’ado u dooda xaquuqda Aadanaha “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta oo siminaar u furay hay’ado u dooda xaquuqda Aadanaha “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Mudane Cabdullaahi Colaad Rooble ayaa maanta tababbar u furay qaar ka mid ah wakiilo ka kala socday hey’adaha u dooda xuuqul Aadanaha Soomaaliya.

Tababbarakaan ayaa waxa lugu baranaayaa arrimo ku saabsan ilaalinta xuquuqda aadanaha isla markana ay ka qeyb galayaan ku dhawad 50 xubnood oo ka kala socda qaar ka mid ah degmooyinka iyo gobalada dalka, kaasi oo socon doono muddo saddex cisho ah, iyadoo ay soo qaban qaabisay dalad xuquuqda aadanaha u dooda oo fadhigooga yahay dalka Uganda.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

Ugu horeyn waxa madasha kulankaasi hadal ka jeydiiya Cabdi Cismaan Maxmuud oo ka mid ah  wakiilada hey’adaha siminaarka ka qeyb galaayaya, ayaa mahad naq ballaran u jeydiiyay dhamaan ka soo qeyb galayaasha iyo mas’uulinta soo qaban qaabisay tababarkaani.

Xasan Shire oo ah madaxa dalada difaacayasha xuqul insaanka isla markana ah hey’addii soo qaban qaabisay siminarka ayaa tilmamaay in tababbarkan uu ahmiyad gaar ah u leeyahay ka qeyb galayaasha, isagoo waxyaabaha ay bartaan ay ugu adeegaan bulshadooda.

Ugu danbeyntii Wasiirka ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo dalxiiska Mudane Cabllaahi Colaad Rooble ayaa daahfuray tababarkaasi lagu baranaayo difaaca iyo ilaalinta xuqul insaanka, isagoo kula dardaarmay ka qeyb galayaasha iney ka faa’iideystaan tababbarka, isla markana looga fadhiyo sidii ay bulshada inteyda kale u garsiin lahayeen waxyaabihi ay ku barteen intii uu socday tababbarka.

DSC08643 DSC08644 DSC08645 DSC08647 DSC08648 DSC08649 DSC08650 DSC08651 DSC08652 DSC08653 DSC08654  DSC08656 DSC08657 DSC08659 DSC08660 DSC08661 DSC08662 DSC08668 DSC08671  DSC08676 DSC08683  DSC08688 DSC08689 DSC08691 DSC08692 DSC08693  DSC08728 DSC08732 DSC08735 DSC08738 DSC08739 DSC08740 DSC08744 DSC08748 DSC08749 DSC08751 DSC08753 DSC08755  DSC08758 DSC08760 

Sawir Qaade:- Farxaan Suleymaan Daahir

Previous Post

Xildhibaan Maxamed Qoone oo ku baaqay in la joojiyo colaadda Beladweyne

Next Post

Wasiirka Maaliyadda XFS ayaa si weyn u soo dhaweeyey asxinta sharciga Iibka Qaranka (Procurement)

Next Post
Wasiirka Maaliyadda XFS ayaa si weyn u soo dhaweeyey asxinta sharciga Iibka Qaranka (Procurement)

Wasiirka Maaliyadda XFS ayaa si weyn u soo dhaweeyey asxinta sharciga Iibka Qaranka (Procurement)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In