Wasiir ku xigeenka Wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee xukumadda federaalka Soomaaliya ย Mudane Cabdirahmaan Yusuf Shiikh Cumar Al-cadaala ayaa si balaaran loogu soo dhaweeyay deegaanka wisil ee gobolka Mudug.
Wafdiga wasiirka waxaa soo dhaweyntiisa ka qeyb-galay qeybaha kala duwan ee bulshada iyo maamulka deegaanka.
Dhinaca Kale Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Mudane Cabdirahmaan Yusuf Shiikh Cumar Al-cadaala ayaa kulan la qaatay wax garadka deegaanka iyo Ciidamadda qalabka sida kuwaasi oo difaaca uga jira deegaanada ku hareereysan deegaanka Wisil oo si dhuumaleysi ah ku yimaadaan argagixisada Al-shabaab.