Sunday, February 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo tababar u furay howlwadeenno ka tirsan Wasaaradda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo tababar u furay howlwadeenno ka tirsan Wasaaradda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala ayaa howl wadeenno ka tirsan waaxyaha Wasaaradda u furay tababar ku saabsan kaalinta dalxiiska ee Soomaaliya.

Tababarkan oo ay soo qaban qaabisay Waaxda tababarada ee Wasaaradda ayaa waxaa ka qeybgalay ku dhawaad 30 qof oo waaxyaha Wasaaradda. Matalayay.

Related posts

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

February 1, 2026
Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

February 1, 2026

Cabdiqani Maxamed Agaasimaha Waaxda Dalxiiska ee Wasaaradda Warfaafinta ayaa sheegay in ujeedka tababarka uu yahay sidii shaqaalaha tayadoodu ee xaga Dalxiiska sare loogu qaadi lahaa.

Agaasimaha Waaxda tababarrada iyo shaqaalaha ee Wasaaradda Warfaafinta Fartuun Axmed Xasan ayaa xustay in la joogteeyn doono tababarada la siinayo Shaqaalaha Wasaaradda qeybahooda kala duwan.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala ayaa hoosta ka xariiqay in Wasaaraddu ay ku howlantahay diyaarinta siyaasadda Qaran ee dhanka dalxiiska iyo diiwaangelinta goobaha dalxiiska ee dalkeenna, isagoo shaqaalaha ku booriyay inay tababarka ka faa’iideystaan muddada uu socdo.

Tababarkan waxaa goobjoog ka ahaa qaar ka mid ah Agaasime waaxeedyada Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya.

Previous Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhagax dhigay Dekadda Baraawe “SAWIRRO”

Next Post

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo booqday xarunta Taliska Booliska Ethiopia  “SAWIRRO”

Next Post
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo booqday xarunta Taliska Booliska Ethiopia  “SAWIRRO”

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo booqday xarunta Taliska Booliska Ethiopia  "SAWIRRO"

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

February 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan saldhigga degmada Hodan, ayaa xiray Mahad Maxamuud Xamarow (Garyaqaan), kaas oo lagu eedeeyay kicin...

Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

February 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Howlgalka Seefta Aamusan ayaa suurta geliyay in Khawaarijta Al-shabaab looga saaro deegaanno badan muhiin oo ka tirsan gobollada Dalka....

Shirka Hindiya iyo Carabta oo la soo xiray

Somalia Reaffirms Economic Diplomacy at India-Arab Summit

January 31, 2026
0

H.E. Abdisalam Ali, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, today participated in the...

Shirka Hindiya iyo Carabta oo la soo xiray

Shirka Hindiya iyo Carabta oo la soo xiray

January 31, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali Dhaay, ayaa maanta ka qeyb galay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In