Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Diinta oo ka qeyb galay kulan duco iyo Qur’aan akhris ah

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Diinta oo ka qeyb galay kulan duco iyo Qur’aan akhris ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku-xiggeenka Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ee Xuukamadda Federaalka Soomaaliya mudane Cismaan Aadan Dhubow ayaa maanta ka qeyb galay kulan duco iyo Qur’aan akhris ah oo lagu qabtay Masjidka Sheekh Muxudiin Celi ee Dagmada Karaan.

Kulankaan oo ay ka qayb ahaayeen qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa waxaa marka hore Qur’aan akhris laga sameeyay, iyada oo Ummadda Soomaaliyeed loogu duceeyay inuu ka badbaadiyo halista cudurkan dunida aadka ugu faafay.

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026

Wasiir ku-xiggeenka Wasaaradda Cismaan Aadan Dhuubow oo ka hadlay kulanka ducada kaddib ayaa sheegay inay muhiim tahay in Alle loo noqdo lagana fogaado dambiyada iyo macaasida.

Sheekh Cali Sheekh Maxamuud (Sheekh Cali Dheere) Agaasimaha Waaxda Diinta ee Wasaaradda ayaa xusay in waqtigaan loo baahan yahay in la badiyo ducada iyo Alle bariga, maadaama hadda dunidu wajahday halista cudurkaan oo ay u taag waayeen Dowlado horumar wayn ka gaaray xagga farsamada casriga ah.

Gabagabadii kulanka ayuu Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Guddoonsiiyay maamulka masjidka Sheekh Muxudiin Celi deeq kutubo Qur’aan ah.

Previous Post

Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka oo dar daaran u jeediyay shacabka Jannaale ku nool

Next Post

Wasaaradda Caafimaadka oo qabatay shir looga hadlayo ka hortagga iyo xakameynta COVID-19

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo Cambaaraysay weerarkii argagixiso ee Manda Bay

Wasaaradda Caafimaadka oo qabatay shir looga hadlayo ka hortagga iyo xakameynta COVID-19

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In