Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Howlaha Guud oo Furay Shirka Wada-tashigga Hay’adda Jidadka Soomaaliyeed+Sawirro.

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Howlaha Guud oo Furay Shirka Wada-tashigga Hay’adda Jidadka Soomaaliyeed+Sawirro.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkaan oo socon doono Muddo seddex maalin ah ayaa waxaa diiradda lagu
saari doonaa dhameystirka Wada-tashiga Hay’adda Jidadka Soomaaliyeed, Xoojinta Wada-shaqeynta Wasaaraddaha Howlaha guud ee heer Federaal, Heer Dowlad Goboleed iyo Gobolka Banaadir, waxaana ka qeyb galay Wasiirka Howlaha guud ee XFS Mudane Cabdi Aadan Hoosow iyo Masuuliyiin kale.

Qaab dhismeedka Hay’adda Jidadka Soomaaliyeed oo ka kooban Sagaal Xubnood ayaa Agaasimaha guud ee wasaaaradda Howlaha guud Mudane Axmed Maxamed Imaan waxa uu ka  warbixiyay heerarka uu soo maray shirkaan iyo ahmiyadiisa.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Sharciga Hay’adda Jidadka Soomaaliyeed waxa uu horyaallaa Golaha Shacabka, waxaa ka shaqeyneynaa siddii loo soo gabo-gabeyn lahaa shaqadiisa, Waana Sharci muhiim u ah dalka” ayuu yiri Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Howlaha Guud eeXFS.

Wasiir Ku-xiggeenka Wasaaradda Howlaha Guud ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Xasan Cismaan ayaa sheegay in si dhow ay uga wada shaqeynayaan siddii loo dhameystiri lahaa dhismaha Hay’adda Jidadka Soomaaliyeed.

“Annaga iyo Wasaaradda Howlaha Guud ee Dowlad Goboleedyada si fiican ayaan u wada shaqeynaa, haseyeeshee sharcigaan marka uu noqdo mid rasmi ah waxaa uu ka mid noqon doonaa kaabayaasha Dhaqaalaha dalka iyo inay dhismaan wax lagu kalsoon yahay” ayuu yiri Wasiir Ku-xiggeenka Wasaaradda Howlaha Guud XFS.

Hay’adda Qaran ee jidadka Soomaaliyeed ayaa qeyb ka ah Hay’addihii ku bur-buray
dagaaladii dalka ka dhacay, waxaana haatan mar kale uu hor-yaalaa
Golaha Shacabka Barlamaanka oo ay ka dhiman tahay Akhrinta Seddexaad iyo meel
marintiisa, iyaddoo Wasaaradda Howlaha guud iyo dib u dhiska XFS ay wado la-
tashi lala sameynayo Hay’addaha Dawladda ee heer Federaal iyo Heer Dowlad
Goboleed.

Previous Post

Dowlada Federaalka Soomaaliya oo diyaarad siday gargaar gaarsiisay Magaalada Baardheere.

Next Post

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Guddiga Waxbarashada Gobolka Hiiraan+Sawirro

Next Post
Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Guddiga Waxbarashada Gobolka Hiiraan+Sawirro

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Guddiga Waxbarashada Gobolka Hiiraan+Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In