Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Barnaamijyada

Wasiir ku-xigeenka Waxbarashada oo xafiiskiisa kula kulmay Guddoomiyaha Jaamacadda Omdorman ee Dalka Suudaan “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Barnaamijyada, Wararka
0
Wasiir ku-xigeenka Waxbarashada oo xafiiskiisa kula kulmay Guddoomiyaha Jaamacadda Omdorman ee Dalka Suudaan “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Feysal Cumar Guuleed ayaa maanta xarunta Wasaaradda kulan kula qaatay Guddoomiyaha Jaamacadda Omdorman Islamic University ee dalka Suudaan Alhassan Almuthana iyo wafdi uu hogaaminayo.

Kulanka ayaa intii uu socday looga hadlay iskaashiga Horumarinta Waxbarashada iyo kor u qaadista deeqaha waxbarasho ee ardayda Soomaaliyeed ay ka helaan dalka Suudaan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Gudoomiyaha Jaamacaada Omdurman ee dalka suudaan ayaa Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada mudane Feysal Cumar Guuleed kala hadlay Qeybta Daraasaadka Sare ee Jaamacadda Omdorman Islamic University oo laga furay magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha Jaamacadda Omdorman ee dalka Suudaan Alhassan Almuthana iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa waxa soo dhaweyn u sameyay Agaasimaha Tacliinta Sare ee Wasaaradda Waxbarashada mudane Ismaaciil Yuusuf Cismaan waxa ayna ka wada hadaleen kor u qaadista Tacliinta sare iyo sidii ay qeyb muhiim ah ugu qaadan lahaayeen.

Mudane Ismaaciil Yuusuf Cismaan Agaasimaha Tacliinta Sare ayaa sidookale kala hadlay Guddoomiyaha Jaamacadda Omdorman Islamic University ee Dalka Suudaan Alhassan Almuthana iyo wafdi uu hogaaminayo, ardayda Soomaaliyeed ee waxka barta dalka Suudaan iyo sidii loo kordhin lahaa deeqaha waxbarasho ee ardayda Soomaaliyeed ay ka helaan dalka Suudaan.

Previous Post

Speech Of H.E Mohamed Abdullahi Mohamed, President Of Federal Republic Of Somalia , 33rd Ordinary Summit Of The African Union Inaddis Ababa, 10th February, 2020

Next Post

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo daah furay Barnaamij looga hadli doono ka hortagga fikirka xagjirnimada “SAWIRRO”

Next Post
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo daah furay Barnaamij looga hadli doono ka hortagga fikirka xagjirnimada “SAWIRRO”

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo daah furay Barnaamij looga hadli doono ka hortagga fikirka xagjirnimada "SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In