Thursday, February 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir ku-xiigeenka Maaliyadda oo booqday Kuliyadda Ciidanka Booliska ee Carmo “SAWIIRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Wasiir ku-xiigeenka Maaliyadda oo booqday Kuliyadda Ciidanka Booliska ee Carmo “SAWIIRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku-xiigeenka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamuud Xayir Ibraahim iyo guddoomiyaha degmada Carmo mudane Maxamed Cali Shire ayaa booqday kuliyadda tababarka ciidanka Booliska, Isbitaalka guud ee degmada iyo gooba kale oo muhiim ah.

Booqashada kaddib ayaa Wasiirku waxa uu saraakiisha xerada ka dhegaystay warbixin iyo cabashooyin ay qabeen oo ay ka codsadeen Wasiirku in uu ka gaaarsiyo hayadaha ay khusayso waana uu ka aqbalay.

Related posts

Dr. Khadar Xaaji Daahir oo ka warbixiyay Heshiis lala galay Shirkadaha qaadaya Xujayda Soomaaliyeed

Dr. Khadar Xaaji Daahir oo ka warbixiyay Heshiis lala galay Shirkadaha qaadaya Xujayda Soomaaliyeed

February 19, 2026
Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 19, 2026

“Kuliyadda Carmo waa mid muhiim u ah dowladda Federaalka ah, waana goobaha ay ku faanto, sida ku cad heshiisyadii ay wada galeen dowladda Federaalka iyo maamulka Puntland waxaa ku xusan in kuliyadda tababarka ciidanka Booliska ee degmada Carmo dib loo howl galiyo, waxaana maanta ka howlgala Muqdisho iyo qaar ka mid ah gobolada dalka Saraakiishii tababarada ku qaatay halkaan” ayuu yiri mudane Xayir

Sida oo kale Wasiirka ayaa booqday cisbitaal casriga ah oo dhawaan laga hirgaliyey  degmada, waxaana u warbixinno ka dhagaysatay Agaasimaha Isbitaalka Dr Yusuf Farole, wuxuuna Wasiirku  soo booqday dhamaan qaybaha uu ka kooban yahay cisbitaalka, waxaana isbitaalka dhismihiisa iska kaashaday Jaaliyadda ka soo jeeda gobolka iyo dadka degmada Carmo.

Wasiirka ayaa sida oo kale waxa uu galabta la kulmay qayba ka mida ah dhalinyaradda degmada Carmo waxayna iska xog warays teen xaalada dalka iyo arigtida guud ee wasiirka. Si kastaba ha ahaatee wasiirka ayaa maalmahan sii joogi doona deegamada Puntland isagoona booqasho ku tagaya Degmada Boosaaso oo ay ka socoto qaban qaabo lagu soo dhaweynayo.

1 2 3 4 5 6 7 8 9

Previous Post

Akhriso: Wasaaradda Caafimaadka oo soo bandhigtay fursad shaqo oo ka banaan

Next Post

Gudiyada doorashooyinka iyo Xuduudaha oo maanta baarlamaanka lagu hor dhaarinayo

Next Post

Gudiyada doorashooyinka iyo Xuduudaha oo maanta baarlamaanka lagu hor dhaarinayo

Dr. Khadar Xaaji Daahir oo ka warbixiyay Heshiis lala galay Shirkadaha qaadaya Xujayda Soomaaliyeed

Dr. Khadar Xaaji Daahir oo ka warbixiyay Heshiis lala galay Shirkadaha qaadaya Xujayda Soomaaliyeed

February 19, 2026
0

Madaxa xafiiska arrimaha Xajka ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS, Dr. Khadar Xaaji Daahir, ayaa ka warbixiyay heshiis cusub...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 19, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

February 18, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa si rasmi ah caawa u daah-furay tartan...

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026
0

Senator Xasan Iidow Muxumed Kobac ayaa deeq raashiin afur ah u qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool Gobolka Banaadir,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In