Friday, February 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir kuxigeenka Xanaanada Xoolaha Galmudug oo lagu wareejiyay Suuq laga hirgaliyay Gaalkacyo

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Wasiir kuxigeenka Xanaanada Xoolaha Galmudug oo lagu wareejiyay Suuq laga hirgaliyay Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dowlad Gobaleedka Galmudug, ayaa kala wareegtay Hay’adda FAO Suuq loogu talagalay in lagu iibiyo xoolaha oo ay ka dhiseen dhawaan magaalada Gaalkacyo.

Suuqaan oo ah mid loogu talagalay iibka xoolaha iyo xanaaneeynto oo ay hirgalisay Hay’adda FAO oo ay maalgaliyeen Midowga yurub, ayaa maanta si rasmi ah loogu wareejiyay Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dowlad Gobaleedka Galmudug.

Related posts

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga

February 19, 2026
Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Agaasimaha Guud ee WFP

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Agaasimaha Guud ee WFP

February 19, 2026

Munaasabada Wareejinta Suuqaan oo ay kasoo qeybgaleen Masuuliyiinta ka tirsan Dowlad gobaleedka Galmudug oo uu horkacayay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Galmudug Shariif Cabdinuur Barre iyo qaar ka mida Ganacsatada Xoolaha, Waxgaradka magaalada iyo Madaxda Ururada Haweenka.

Saraakiishii ka socatay Hay’adda FAO, ayaa iyaguna kula dardaarmay maamulka iyo bulshada reer Gaalkacyo in ay ka faa’ideeystaan Suqaaan,Loo dhisay ayna ka shaqeeyaan nadaafada suuqa.

Xildhibaan Maxamed Xuseen Tahliil Calool geel oo ka mida xildhibaanada Golaha Shacabka Galmudug, ayaa u mahadceliyay Hay’adda FAO iyo Wasaaarada xanaanada Xoolaha.

Ugu dambeyn Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Galmudug Shariif Cabdinuur Barre, ayaa si rasmi ah ula wareegay suuqaan isagoona sheegay in looga faa’iideeysan doono sidii loogu talagalay suuqa.

Previous Post

Ciidanka Xoogga Dalka oo xubno khawaarijta ka tisanaa ku laayay Bakool

Next Post

Madaxweynaha KGS oo kulan la qaatay Xoghayaha QM u qabilsan arrimaha Gargaarka 

Next Post
Madaxweynaha KGS oo kulan la qaatay Xoghayaha QM u qabilsan arrimaha Gargaarka 

Madaxweynaha KGS oo kulan la qaatay Xoghayaha QM u qabilsan arrimaha Gargaarka 

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga

February 19, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka...

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Agaasimaha Guud ee WFP

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Agaasimaha Guud ee WFP

February 19, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa kulan miro-dhal ah la...

Wasiirka  Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah

February 19, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc ballaaran oo cunto qeybin ah

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc ballaaran oo cunto qeybin ah

February 19, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo Safiirka Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Dr. Abdalla...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In