Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Maareeye oo shir guddoomiyay shir ku saabsan iskaashiga Ganacsi Soomaaliya iyo Turkey oo Istanbul ka dhacay+sawirro

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Wasiir Maareeye oo shir guddoomiyay shir ku saabsan iskaashiga Ganacsi Soomaaliya iyo Turkey oo Istanbul ka dhacay+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

 Shirkan oo looga hadlayo horumarinta iyo iskashiga ganacsi ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga ayaa ka furmay magaalada Istanbul ee Dalkaasi,iyadoo uu shir guddoominayo Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye.

Waxaa shirkaasi ka qeybgalaya shirkado ganacsi oo laga leeyahay wadamada Soomaaliya iyo Turkiga,kuwaasi oo gaaraya ilaa 100 shirkadood oo ganacsi,kuwaasi oo ka wada hadlaya isdhaafsiga aragti ku dhisan Maalgashi iyo fursado kale oo ka bannana labada dal.

Wasiirka Ganacsiga Xukuumadda Soomaaliya waxaa ku wehliya shirkaasi wafuud ka kala socota Dowlada Goboleedyada xubnaha ka ah Federaalka iyo rugaha ganacsi ee dalka kajira,waxaana la isdhaafsaday argti ku aadan sida la isaka kaashan karo horumarinta ganacsiga ee labada Dal.

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa dadaal xoogan ugu jirtaa sidii dalka loo gaar siin lahaa horumar ballaaran,iyadoo loo marayo wadiiqooyinka maalgashineed.

Previous Post

Yaa Adkaaday Galabta Afartii Kooxod Ee Ugu Hooseyay Horyaalka

Next Post

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo kulan maamuus ah u sameeyey Xulka Qaranka ee da’doodu ka yar tahay 17-ka sano

Next Post
Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo kulan maamuus ah u sameeyey Xulka Qaranka ee da’doodu ka yar tahay 17-ka sano

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo kulan maamuus ah u sameeyey Xulka Qaranka ee da’doodu ka yar tahay 17-ka sano

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In