Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Sadiiq Warfaa oo qaabilay Madaxa iskaashiga horumarinta Safaaradda Jarmalka ee Soomaaliya+Sawirro

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Wasiir Sadiiq Warfaa oo qaabilay Madaxa iskaashiga horumarinta Safaaradda Jarmalka ee Soomaaliya+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ,Mudane Xildhibaan Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa qaabiley Mudane Marius Rauh, Madaxa iskaashiga horumarinta Safaaradda Jarmalka ee Soomaaliya,waxayna ka wada hadleen sidii kor loogu qaadi lahaa xiriirka taariikhda dheer ee Soomaaliya iyo Jarmalka ee iskaashiga dhinacyada farsamada, waxbarashada, xirfadaha iyo tababarada.

Dowladda Jarmalka, waxay ka taageeraysa wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya , sidii lagu horumarin lahaa xirfadaha iyo tababarrada, iyadoo kooxdii u horreysay oo ka tirsan Waaxda Xirfadaha iyo Tababbarada (TVET) dhowaan loo qaadi doono dalka dibaddiisa , si kor loogu qaado xirfaddooda.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sidoo kale , waxaa dhowaan dib loo howlgallin doonaa dugsiyada farsamada gacanta ee ku yaal caasimadda Muqdisho iyo dowlad-gobolleedyada dalka.

“Ka wasaarad ahaan waxaan dadaal ku bixinay sidii Waaxdeenna Xirfadaha iyo Tababbarada (TVET)  ay u qaadan laheyd door la arki karo” ayuu yiri Wasiir Sadiiq Warfaa.

Previous Post

Wafdi ka socda Wasaaradda Dastuurka XFS oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo+Sawirro

Next Post

U diyaar garowga iyo ka hortagga cudurka Coronavirus oo laga shiray

Next Post
U diyaar garowga iyo ka hortagga cudurka Coronavirus oo laga shiray

U diyaar garowga iyo ka hortagga cudurka Coronavirus oo laga shiray

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In