Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirada Amniga iyo Dekadaha ee Puntland oo kormeeray Dekadda Boosaaso

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Wasiirada Amniga iyo Dekadaha ee Puntland oo kormeeray Dekadda Boosaaso
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kormeerkan uu Wasiirka Amniga Puntland Axmed Cabdullaahi Yuusuf uu ku tegey Dekedda macmalka ah ee Bosaaso oo dhismeheedu socdo waxaa ku weheliyey Wasiirka Dekedaha ee dowlad goboleedka Puntland Siciid Maxmed Raagge Maamulka Gobolka iyo kan Degmada Bosaaso.

Wafdi ayaa soo indha indheeyay sida ay u socoto shaqada gabogabada ah ee lagu dhisayo Dekedda Macmalka ah iyo hawlaha samataxbitinta Hantida saaran doonida Xafiis oo habeenkii 8aad ku hoyatay xeebta Boosaaso.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Wasiirka Amniga Puntland Axmed Cabdulaahi Yuusuf ayaa bulshada Bosaaso ku amaanay qorshaha ay kaga qayb qaadanayaan’ Dekedda macmalka ah ee degdega lagu dhisayo, waxaana uu dalbaday in la isku duubnaado oo shacabku ay dowladda kala shaqeyaan horumarka iyo amniga.

Mudane Axmed Cabdullaahi Yuusuf oo ka hadlayay falal amni daro ah oo todobaadkii la soo dhaafay ka dhacay Bosaaso ayaa xusay iney dunida kala simanyihiin weerarada amniga lidi ku ah ayna ku dedaalayaan xoojinta amniga

Kormeerka Wasiirka amniga ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa ku soo aadaya xilli ay gabo gabo mareyso dedaalada lagu dhamaystiro Dekedda Macmalka ah ee Boosaaso’ ee laga barbar dhisay Dekedii hore, taasi oo  samayn teeda ay soo dedejisay doonida Xafiis oo ku soo caariday Xeebta Boosaaso.

Previous Post

Wasiir Xoosh iyo wafdigiisa ku sugan Garoowe oo la kulmay Gudoonka Wakiilada Puntland

Next Post

Duqa Muqdisho oo daah furay Ololaha Nadaafadda iyo Bilic soo celinta Caasimadda “SAWIRRO”

Next Post
Duqa Muqdisho oo daah furay Ololaha Nadaafadda iyo Bilic soo celinta Caasimadda “SAWIRRO”

Duqa Muqdisho oo daah furay Ololaha Nadaafadda iyo Bilic soo celinta Caasimadda "SAWIRRO"

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In