Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirada arrimaha dibadda iyo difaaca ee ciidamadooda ka jooga Soomaaliya oo shir yeeshay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka arrimaha dibadda oo la kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee London ku nool
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirada Arrimaha dibadda ee dalalka ka jooga ciidamadooda Soomaaliya ayaa maanta shir uga furmay dalka Jabuuti, kaasi oo looga hadlayo xoojinta la dagaallanka argagixisada ah.

Kulanka oo uu shir guddoominayo Wasiira Arrimaha dibadda ee Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Hadliye Cumar ayaa diiradda lagu saaray xaaladaha ammaan ee Soomaaliya iyo sidii wadamada uga qeyb qaadan lahaayeen dar dargelinta dagaalada lagula jiro argagixisada Al-Shabaab.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wasiirka ayaa si wada jir ah u cambaareeyay qaraxii xalay ka dhacay Muqdisho, kaasi oo ay ku dhinteen dad u badan shacab iyo ciidankii naftooda u huray inay cadowga ka difaacan dhagarta Al-Shabaab, waxaana ay ka tacsiyadeen dadkii ku dhintay iyo kuwii ku dhaawacmay.

Dhanka kale Wasiirada Difaaca ee Wadamada ay ciidamada ka soo joogaan Soomaaliya ayaa shir ku leh dalka Jabuuti, kaasi oo uu shir guddoominayo Wasiirka Gaashaandhigga ee Jabuuti, waxaana uu qeyb ka yahay shirarka looga hadlayo arrimaha ammaanka ee Soomaaliya.

Wasiirka difaaca ee dalka Nigeria ayaa tilmaamay in dhankooda ay Soomaaliya u soo dirayaan ciidamado hor leh oo qeyb ka noqdo howlgalka AMISOM ee lagula dagaalamayo Al-Shabaab, si dib loo soo celiyo guud ahaan ammaanka Soomaaliya.

Previous Post

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa dalka Jabuuti

Next Post

Dadkii ku dhaawacmay weerarkii xalay oo lagu dabiibayo isbitaal Madiina

Next Post
Isbitaalka Madiina oo laga hirgeliyay nalalka cad ceedda ku shaqeeya

Dadkii ku dhaawacmay weerarkii xalay oo lagu dabiibayo isbitaal Madiina

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In