Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirada Maaliyadda iyo Gashaandhiga oo kawada hadlay Arrimaha Dib u habeynta Ciidanka Xoogga+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Wasiirada Maaliyadda iyo Gashaandhiga oo kawada hadlay Arrimaha Dib u habeynta Ciidanka Xoogga+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda fedeeraalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Gaashaandhiga ee xukumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar-Dambe) Taliyaha ciidanka xoogga dalka Generaal Odowaa Yuusuf Raage uga wada-hadlay arrimaha dib u habeynta ciidamada qalabka sida .

Shirka waxaa sidoo kale ku wehlinayay Saraakiil kale iyo Agaasimaha guud ee madaxtooyadda Soomaaliya Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade).

Related posts

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka

April 4, 2026
Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka KGS oo kulamo la qaatay Waxgaradka iyo Odayaasha maamulkaasi

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka KGS oo kulamo la qaatay Waxgaradka iyo Odayaasha maamulkaasi

April 4, 2026

“Waxaa maanta inoo qabsoomay shir ku saabsan Dhameystirka, iyo fulinta Barnaamijka Dib-u-habeynta Ciidanka Xoogga Dalka oo hadda heer gabo gabo ah maraya.

“Sidoo kale Waxa aan u mahadcelinayaa Wasiirka Gaashaandhigga, Taliyaha Ciidanka Xoogga, Saraakiisha Ciidanka ee Madaxtooyada iyo Agaasimaha guud ee Villa Soomaaliya oo dhamaantood shirka goobjoog u ahaa.” Ayuu yiri wasiir Bayle .

Ugu dambeyn wasiirka maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa Waxa uu u mahadcelinayay geesiyaasha Xoogga Dalka ee har iyo habeen heegan ka u ah difaaca Qaranimada Soomaaliyeed.

Previous Post

Soomaaliya oo yeelatay Xarunta Qaran ee ka digista halis wadareedka+Sawirro

Next Post

Guddoomiye Cumar Filish oo kormeeray Xarunta Waaxda Waxbarashada ee Dowladda Hoose

Next Post
Guddoomiye Cumar Filish oo kormeeray Xarunta Waaxda Waxbarashada ee Dowladda Hoose

Guddoomiye Cumar Filish oo kormeeray Xarunta Waaxda Waxbarashada ee Dowladda Hoose

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka

April 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO(St.Petersburg-Russia):-Soomaaliya ayaa sanadkan waxa ay ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka. Maareeyaha...

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka KGS oo kulamo la qaatay Waxgaradka iyo Odayaasha maamulkaasi

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka KGS oo kulamo la qaatay Waxgaradka iyo Odayaasha maamulkaasi

April 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed, Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa kulan la qaatay qaar ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo ka wada magaalada Baydhaba

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo ka wada magaalada Baydhaba

April 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaal Soomaaliye Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ,ayaa kulamo muhiim ah ka wada magaalada Baydhaba ee caasimadda kumeel...

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In