Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiradii hore ee Congo oo qaadan doono mushaharaadkooda inta ay noolyihiin

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Wasiiradii hore ee Congo oo qaadan doono mushaharaadkooda inta ay noolyihiin
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiradii hore ee dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo ayaa waxaa loo balanqaaday in ay heli doonaan mushaharaadkodi inta ay nool yihiin iyo kharashaad kale.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Waxaa ay helidoonaan lacag dhan 2000,halka raiiusl wasaarihii hore ee dalkaasina uu qaadan doono lacag intasi ka badan iyo adeegyo kale oo caafimaad iyo daryeel intuba,xili uu dalkaasi la daalaa dhacayo saboolnimo.

Ujeedka arrintani ayaa lagu tilmaamay in ay tahay in wasiiradii horey aanay soo wajihin dhaqaale la’aan,sida uu sheegay la taliye sare oo k atirsan xafiiska raiisul wasaaraha dalkaasi Congo.

Balse arrintani waxaa cambaareeyey dadka u dooda xuquuqda aadanaha,iyagoo ku tilmamaay mid lagu banaysanayo in hantida dadweynaha la banaysto.

Bulshooyinka kunool dalkaasi Congo ayaa walaac kamuujinaya arrintani,waxaana dalkaasi Congo uu kamid yahay wadamada ugu badan oo xasaraduhu ay kajiraan ee qaaradda tan Afrika.

Previous Post

Terrorist car bomb attack leaves about 10 people dead

Next Post

Saacadaha Shaqada ee Barnaamijka Ixilqaan oo la kordhiyay+sawirro

Next Post
Saacadaha Shaqada ee Barnaamijka Ixilqaan oo la kordhiyay+sawirro

Saacadaha Shaqada ee Barnaamijka Ixilqaan oo la kordhiyay+sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In