Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Amniga Galmudug iyo Senator Cabdi Qeybdiid oo la kulmay bulshada deegaanka Docol “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Amniga Galmudug iyo Senator Cabdi Qeybdiid oo la kulmay bulshada deegaanka Docol “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Amniga ee dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Macalin Fiqi iyo Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa kulan la qaatey bulshada deegaanka Docol oo qiyaastii 40km dhanka bari kaga beegan magaalada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug, iyagoo  kala hadlay  sidii ammaanka ay ugala shaqeen lahayen Maamulka, maadaama deegaanka Docol ay soo maraan safarada ka imaanaya qaar ka mid ah deegaannada ay ku dhuumaaleeystaan maleeshiyada Al-Shabaab isla markaana looga baahanyahay shacabka deegaankaasi in ay la socdaan dhaq dhaqaaqyada ka imaanaya deegaannada kale

Shacabka iyo maamulka deegaanka Docol ayaa balan qaaday in ay diyaar u yihiin la shaqeynta laamaha amniga, iyagoo xusay in ay uga baahanyihiin Wasaaradda Amniga Galmudug in deegaankaasi laga taakuuleeyo dhinaca adeegyada arimaha amniga la xariira sida dhismaha saldhig Booliis iyo sameynta ciidamo Booliis ah oo ka howl gala deegaanka Docol.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wasiirka Amniga ee dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Macalin Fiqi iyo Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo ka tirsan Xildhibaannada Aqalka Sare ayaa si wada jir ah ugu booriyay bulshada deegaanka Docol inay xoojiyaan ka shaqeynta amniga.

Previous Post

Madaxweynaha Hirshabeella oo guddi ka kooban Wasiiro iyo Xildhibaanno u saaray dilka shaqaale caafimaad oo ka dhacay Golaley

Next Post

Diyaarad siday Mawaadiniin Soomaaliyeed oo laga soo qaaday Sacuudiga oo caawa soo gaartay Muqdisho + Sawirro

Next Post

Diyaarad siday Mawaadiniin Soomaaliyeed oo laga soo qaaday Sacuudiga oo caawa soo gaartay Muqdisho + Sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In