Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Amniga Galmudug oo kulan Nabadgelyada ku saabsan la qaatay odoyaasha dhaqanka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Amniga Galmudug oo kulan Nabadgelyada ku saabsan la qaatay odoyaasha dhaqanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowlad Goboleedka Galmudug Maxamed Cabdi Aadan Gaboobe ayaa magaalada Gaalkacyo kulan looga hadlayay xoojinta amniga iyo dib u heshiisiinta Beelaha wada-daga Galmudug la yeeshay Odayaasha dhaqanka.

Kulanka ayaa waxaa ka qeybgalay Lataliyaha Amniga Madaxweynaha Galmudug Jeneraal Cabdi Jaamac Cabdulle, Guddoomiyaha gobolka Mudug Cabdinaasir Cabdiqaadir, Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Mudug Cali Muuse, guddoomiye ku-xigeenka degmada Gaalkacyo Maxamed Cabdi Cilmi iyo mas’uuliyiin kale.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Wasiir Gaboobe ayaa odayaasha dhaqanka iyo mas’uuliyiinta shirka qeybta ka ahaa ku bogaadiyay sida ay uga shaqeenayaan nabadda iyo xasilinta Galmudug, wuxuuna kula dardaarmay in laga wada shaqeeyo sidii ay bulshada ku dhaqan Galmudug nabad ugu wada noolaan lahaayeen, kuwa dariskooda ahna daris wanaag kula noolaa lahayeen.

Wasiir Maxamed Cabdi Aadan Gaboobe ayaa dadaal badan ku bixinaya sidii meesha looga saari lahaa colaadaha soo laalaabtay ee ka dhex dhaca beelaha walaalaha ah ee daga Galmudug iyo kuwa dariskooda ah.

Previous Post

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo qaabilay Prof Jawaari “SAWIRRO”

Next Post

Akhriso Warmurtiyeedka ka soo baxay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka

Next Post
Akhriso Warmurtiyeedka ka soo baxay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka

Akhriso Warmurtiyeedka ka soo baxay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In