Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Maxamed Axmed Sheekh (Doodishe) ayaaย maanta kulan la qaatay hogaanka ATMIS, oo ay ka wada hadaleen hawlgallada ka-hortagga iyo ka-jawaabista falalka argagaxisadu ku beegsanayso hayโaddaha dowladda, shacabka iyo hantidooda.
Sidoo kale waxaan kulanka diiradda lagu saarnay wadashaqaynta Hayโaddaha amniga iyo ATMIS iyo casharadda laga baran karo dhacdooyinka lagu xasilinayo Amniga Caasimadda.












