Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Amniga Hirshabeelle oo kulan la qaatay Saraakiisha Ciidamada dowladda iyo Amisom+Sawirro.

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Amniga Hirshabeelle oo kulan la qaatay Saraakiisha Ciidamada dowladda iyo Amisom+Sawirro.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Hirshabeelle ayaa wado dadaallo lagu dhisayo Ciidanka Boliis awood leh oo ay yeelato dowlad Goboleedka Hirshabeelle, si ay u sugaan amniga deegaanada Hirshabeelle.

Wasiirka cusub ee amniga maamulka Hirshabeelle, mudane, Maxamed Cabdiraxmaan kheyre oo wareysi gaar ah siiyay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ay tababaro u fureen dhalinyaro cusub oo aqoon yahano ah, kuwaas oo ku soo biiraya Ciidamada Boliiska Hirshabeelle si ay qeyb uga noqdaan sugida amniga shacabka Soomaaliyeed,isagoo sidoo kale tilmaamay in ay wadaan qorsheyaal leeskugu furayo waddada u dhaxeysa degmada Buulaburde iyo magaalada Baladweyne .

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiirka ayaa kulamo kala duwan oo looga hadlayay tayeynta tababarada la qaatay Saraakiisha Ciidamada  dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Amisom ee ku sugan Gobolka Shabeellaha dhexe,iyadoo leysku afgartay in la dardar geliyo tababarada Ciidamada cusub ee loo tababarayo dowlad goboleedka Hirshabeelle.

Ku dhawaad 200 (laba boqol) oo dhallinyaro cusub ah oo ku soo biiraya Ciidamada Boliiska Hirshabeele ayaa todobaadki lasoo dhaafay waxaa tababar uu uga furmay magaalada Jowhar ee Caasimadda dowlad goboleedka Hirshabeelle.

Previous Post

Guddiga Gurmadka Puntland oo ka warbixiyay xaaladihii ugu dambeeyay roobabkii ka da’ay Puntland.

Next Post

Shir looga hadlayo Amniga dalka oo ka furmay Muqdisho+Sawirro.

Next Post
Shir looga hadlayo Amniga dalka oo ka furmay Muqdisho+Sawirro.

Shir looga hadlayo Amniga dalka oo ka furmay Muqdisho+Sawirro.

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In