Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Amniga Soomaaliya oo  Istanbul  uga qeybgalaya shir caalami ah “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Amniga Soomaaliya oo  Istanbul  uga qeybgalaya shir caalami ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

 

Waxaa magaaladda Istanbul ee dalka Turkiga ka furmay  shirkii lixaad ee  muhaajirinta (Budapes)oo ay ka soo qeybgaleen Wasiirada  Arimaha Guddaha ee 47  wadan ay ku bahoobeen ,  Soomaaaliyana ay qeyb ka aheyd oo uu  u matalayay Wafdi uu hogaaminayo Wasirka   Amniga XFS   Mudane  Maxamed Abuukar Islow (Ducaalee) oo ku ku wehliyay  Agaasimaha hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Maxamed Aaden Jimcaale (Koofi)  iyo Safiir ku xigeenka ahna Qunsulka koowaad ee Safaaradda Mudane Bishaar IBRAAHIN Cali (Ugaaska)  .

Related posts

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026

 

Shirka ayaa ahaa midkii lixaad ee heer Wasiiro Arimaha Guddaha ee 47  Wadan oo Soomaliyana ay ku casuuntay dowladda Turkiga.

Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow (Ducaal) ayaa ka hadlay shirka isagoo meelo badan taabtay, waxaana uu uga mahadceliyay  dowlada Turkiga oo marti galisay shirkan iyo mas’uuliyiintii shirka ka soo qeybgashay, isagoo sheegay in dalka Turkiga ay joogaan xaqooti  badan iyo Arday  oo  ayna aad ugu badan yihiin dalka Turkiga .

Shirka ayaa ahaa mid ay dowladda Turkiga martigalisay, iyadoo casho soo dhaweyn ah uu u sameeyay Madaxwaynaha dalka Turkiga Mudanae wafuudii shirka ka soo beqgalay, waxaana uu ka warbixiyay sidii ay u soo dhaweeyeen  dadkii qaxootga ahaa ee ka yimid Suuriya , Yeman  iyo qaxootiyaashii kale ee kaladuwanaa ee ka kala yimaaday wadamada dariska la ah dalka Turkiga .

Kulanka ayaa socon doona labada maalmood ee nagu soo aadan dood dheer kadibna waxaa laa soo saari doonaa warmurtiyeed la xiriira qodobada shirka laga soo saaro.

 

Previous Post

Madaxweynaha JFS iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo dalka dib ugu soo laabtay

Next Post

DFS way bogaadineysaa wada shaqeyn dhaw oo ay la yeelato Maamulka Soomaaliland

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo soo dhaweysay go’aanadii ka soo baxay Shirkii Midowga Afrika

DFS way bogaadineysaa wada shaqeyn dhaw oo ay la yeelato Maamulka Soomaaliland

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Sheekh...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan muhiim ah xarunta Madaxtooyada...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In