Saturday, February 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Arimaha Gudaha oo kulan layeeshay aqoonyahannada Soomaaliyeed ee Dalka Sudaan “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Arimaha Gudaha oo kulan layeeshay aqoonyahannada Soomaaliyeed ee Dalka Sudaan “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan ay soo qabanqaabiyeen Midowga ardayda Soomaaliyeed ee Sudaan ayaa waxaa kasoo qayb galay masuuliyiin ay ka midyihiin Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Odowaa, Siihayaha Safaaradda Somaliyeed ee Dalka Sudan Mudane Ibraahim Guure Maxamed, Xoghayaha Guud ee Culimada Somaliyeed Sheekh Maxamed Xaaji, Gudoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Sudaan Cabdiweli Xasan  Fadiilatu.

Kulankan oo ahaa mid iswareysi ah isla markaana uu Wasiirka kaga warbixnayay horumarka ka socda dalka gaar ahaan dhanka waxbarashada.

Related posts

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 21, 2026
Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

February 20, 2026

Wasiirka ayaa sheegay in dalku uu ka jiro isbadalo aad u weyn kaa oo laga dareemi karo xiligan,

Wasiirka ayaa kaga mahadceliyay dadka reer Sudaan garab istaaga ay garab istaageen shacabka Soomaaliyeed burburkii dalka ilaa xilligan walina aanan ka daalin inay caawiyaan shacabka Soomaaliyeed

Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Odowaa Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka Soomaaliya ayaa sidoo kale sheegay in Aqoonyahannada Soomaaliyeed uu dalka sugayo isla markaana ay muhiim tahay inay qayb ka qaataan sidii loo horumarin lahaa,

Sidoo Kale Midowga ardeyda Soomaaliyeed ee Dalka Sudaan ayaa Wasiirka ku amaanay dadaaladii uu sameeyay mudadii uu xilka hayay.

1 IMG-20160110-WA0020 IMG-20160110-WA0019 IMG-20160110-WA0018 IMG-20160110-WA0017 IMG-20160110-WA0016 IMG-20160110-WA0015 IMG-20160110-WA0014 IMG-20160110-WA0012 IMG-20160110-WA0011 IMG-20160110-WA0010 IMG-20160110-WA0008 IMG-20160110-WA0007 IMG-20160110-WA0006 IMG-20160110-WA0005 IMG-20160110-WA0004 IMG-20160110-WA0001 1

Sawir Qaade Yusuf Kashmiir

Previous Post

Madaxweynaha oo dib ugu soo laabtey Muqdisho, kadib booqasho uu ku tegey Boosaaso+Sawirro

Next Post

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo kormeeraya halka lagu qabanayo shirka Maamul u sameynta Hiiran iyo Sh/Dhexe

Next Post
Jowhar” Shirka Maamul Usameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe oo Todobaadka Soosocda Furmaya

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo kormeeraya halka lagu qabanayo shirka Maamul u sameynta Hiiran iyo Sh/Dhexe

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 21, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

February 20, 2026
0

Hay’adda Qatar Charity, oo kaashanaysa Safaaradda Dowladda Qatar ee Soomaaliya, ayaa si rasmi ah u daahfurtay ololaha bisha barakeysan ee...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026

February 20, 2026
0

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026 1- President Hassan Sheikh Mohamud chaired a meeting between...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026

February 20, 2026
0

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulan dhexmarey...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In