Tuesday, October 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Arrimaha dibadda oo xariga ka jaray dhismo cusub oo Wasaaradda lagu soo kordhiyay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya oo farriin U diray maamul Goboleedyada dalka ka jira
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ayaa maanta xarigga ka jaray qeybo cusub oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibedda, kuwaas oo dib u dhis ballaaran lagu sameeyey.

Munaasabad xariga looga jarayay xafiisyadan cusub oo in mudo ah howlo dayactr ah lagu sameynayay ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibadda iyo dhiiragelinta maalgashiga Soomaaliya, Wasiiru dowlaha iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaaradda, iyo Wasiiro kale sidoo kale waxaa ka qeyb galay Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, taliyaha hogaanka socdaalka iyo jinsiyadaha iyo ganacsato.

Related posts

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

October 6, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

October 5, 2026

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda arrimaha dibadda iyo dhiira gelinta maalgashiga Soomaaliya Axmed Cali Kediye oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa faah faahin ka bixiyay howlaha dib u casriyeynta ah ee lagu sameeyay qeybahan ka tirsan wasaaradda arimaha dibadda Soomaaliya.

โ€œWasaaradda runtii aad ayay ugu dadaashay in bilicda dalku ay muujiso maadaamaa Wasaaraddu ay tahay muraayadda dalka laga soo galayay, marka qeyb ayay ka tahay cusbooneysiintan dib ayay u soo noqotay qalbigii iyo niyadii iyo sidoo kale dowladnimadii oo dib usoo laabatay, waxaan aad ugu mahadcelinayaa rugta ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed oo qeybta ugu weyn uguna muhiimsan ka qaadatay, dhismaha iyo dayactirka Wasaaradda, shirkaddii ka shaqeysay, marka aaad baan dhamaantood ugu mahadcelinayaa hambalyo ayaan leeyahay Wasaaradda ,shaqaalaha iyo Wasiirka intaba quruxdana sharaf ayay noo tahayโ€ ayuu yiri Wasii ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda.

Wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya Mudane C/salaam hadliye Cumar ayaa xariga ka jaray qeybo ka mid ah Wasaaradda oo dhowrkii bil ee la soo dhaafay howlo dib u casriyeyn ah ay ka socdeen, ayadoo howlahaasi ay ka qeyb qaadaneyeen gaanacsato Soomaaliyeed.

Previous Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Next Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xariga ka jaray waddo laga dhisay Degmada Dharkeynleey “Sawirro”

Next Post
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xariga ka jaray waddo laga dhisay Degmada Dharkeynleey “Sawirro”

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xariga ka jaray waddo laga dhisay Degmada Dharkeynleey "Sawirro"

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

October 6, 2026
0

Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay ayna kasoo qeybgaleen Xildhibaanno Soomaaliyeed oo Baarlamaanka Canada ku metela Soomaalida, siyaasiyiin hore,...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

October 5, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In