Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kula kulmay Brussels dhiggiisa Sweden iyo Wasiirka Socdaalka Canada “Sawirro”

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kula kulmay Brussels dhiggiisa Sweden iyo Wasiirka Socdaalka Canada “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa kula kulmay Caasimadda Biljimka ee Brussels dhiggiisa Sweden Marwo Margot Wallström, oo ka qeybgashay gebagebada Madasha Wax wadaagga Soomaaliya oo ay goobjoog ka ahaayeen deeqbixiyeyaasha caalamiga.

Intii lagu guda jiray kulanka, labada wasiir waxa ay muujiyeen rajo wanaagooda xaaladda Soomaaliya in ay gaarto heer barwaaqo, iyagoo xaqiijiyay xiriirka xooggan ee labada dal iyo labada shacab ee saaxiibada ah uu ka dhexeeyo.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sweden waxa ay ka mid tahay kuwa taageera isbadalka iyo horumarka Soomaaliya, waxa ayna ka qeyb tahay dalalka ugu muhiimsan ee barbar istaagan dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

Dhanka kale Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa kula kulmay Magaalada Brussels Wasiirka Socdaalka, Qaxootiga iyo Dhalashada ee Canada Mudane Axmed Xuseen kadib ka qeybgalkooda shirka Madasha Wax wadaagga Soomaaliya ee ku qabsoomay dalka Biljimka.

Intii kulanku socday ayaa waxaa looga wada hadlay arrimaha xiisa wadaagga ah, iyaga oo eeggay xiriirka laba geesoodka ee labada dal u dhexeeya iyo qaabkii lagu xoojin lahaa.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo “Waxaa naga go’an in aan beegsanno talada saxda ah, annaga oo shacab iyo dowladba wada soconna.”

Next Post

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir “Soomaaliya waxaa ay soo buuxisay sharuudihii looga baahnaa Shirka Brussels” Dhageeyso

Next Post
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir “Soomaaliya waxaa ay soo buuxisay sharuudihii looga baahnaa Shirka Brussels” Dhageeyso

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir "Soomaaliya waxaa ay soo buuxisay sharuudihii looga baahnaa Shirka Brussels" Dhageeyso

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In