Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya oo madax kala duwan kula kulmay New York “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo New York kulamo kula la qaatay Dhiggiisa Ruushka, Qatar iyo Kosovo “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

 

Shirkan oo ah kii 73-aad ahna mid sanadla ah, waxaa Soomaaliya ku matalaya Wasiirka arrimaha dibadda Axmed Ciise Cawad iyo Wafdi uu hogaaminayo.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

 

Wasiirka ayaa kulamo la yeeshay madaxda wadamo kala duwan iyo Hay’ado hoos yimaada Qaramada Midoobay, Kuwaas oo uu kala hadlay arrimo quseeyo Soomaaliya iyo guud ahaanba Gobolka.

Kulamadii u danbeeyay waxa uu la yeeshay Wasiiro arrimo dibadeedyada Wadamada Ruushka, Qatar, Kosovo iyo Kuwo kale.

Kulankii uu la yeeshay Wasiirka Arimaha dibada ee Kosovo ayay kaga wada hadleen xariirka labada dal iyada oo dowlada Kosovo Carabka kudhufatay in Soomaaliya ay ku leedahay abaal weyn, taas badalkeedana ay Kosovo diyaar u tahay in ay abaalkaasi gudo, waxayna soo bandhigeen fikradda ah in Soomaaliya ay saafaarad ka furato Kosovo ayna fududeeyn doonaan adeegyada furista sadaaradda Soomaliya ay ku yeelaneyso halkaasi.

“Dowlada Ruushka waxay marwalba Diyaar u tahay sii wadista xariirka qotoda dheer ee kala dhexeeya Soomaaliya Iyo soo celinta wada shaqeeyn xoogan oo markale dhexmarta Soomaaliya iyo Ruushka” ayuu yiri Wasiirka arrimaha dibada ee Ruushka Sergey Lavrov.

Sheekh Maxamed Bin Cabdulrahman Al-thani oo ah Wasiirka Arimaha dibada ee dalka Qatar iyo Wasiir Axmed Cawad waxa ay ka wada hadleen wadashaqeyn dhow oo dhexmarta wadamada Qatar iyo Soomaaliya, isaga oo sheegay in uu ku faraxsanyahay la kulanka wafdiga Soomaaliya ku matalaya Shirka Qaramada Midoobay.

Wasiirka arimaha Dibada ee Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawadayaa ku sii Joogi doona New York tan iyo inta uu ka jeedinayo qodbada ay Soomaaliya ku leedahay Shirka Gollaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay.

 

Deeqo Shire (SONNA)

NewYork

Previous Post

Wasiirka Maaliyadda oo Shir Guddoomiyay kulanka Billaha ah ee Guddiga Dhaqaalaha

Next Post

Madaxweynaha Jubbaland oo kormeeray fariisimada ciidamada “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Jubbaland oo kormeeray fariisimada ciidamada “SAWIRRO”

Madaxweynaha Jubbaland oo kormeeray fariisimada ciidamada "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In