Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Arrimaha dibadda XFS oo kulan sharafeed loogu qabtay xarunta SoDMA “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Arrimaha dibadda XFS oo kulan sharafeed loogu qabtay xarunta SoDMA “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Axmed Macallim Fiqi, ayaa maanta oo Isniin ah waxaa kulan satoogis, Maamuus iyo soo dhaweeyn iskugu jira loogu sameeyay Xarunta Qaran ee howlgalka Gurmadka Deg-dega ee hay’adda maareynta musiboyinka Qaranka ee SoDMA.

Maamulka sare ee hay’adda SoDMA oo ay ugu horreeyaan Guddoomiyaha Hay’adda Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle iyo Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Dr Axmed Cabdi Aadan Wasiirka uga mahadceliyeen wada shaqeyntii wanaagsaned iyo hoggaamintiisi hagar la’aaneed inta uu hayey xilka Wasiirka Arrimaha Gudaha.

Related posts

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026

Wasiirka oo uu wehliyo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ayaa si wadajir ah u kormeeray qeybaha kala duwan ee xafiisyada xaruntan, waxaana kulankaan lagu soo bandhigay wax qabadka hay’adda u qabsoomay inta ay jirto, isaga oo lagu maamuusay Wasiir fiqi hadiyado muhiim ah oo loogu mahadcelinayey wada shaqeyntiisii hay’adda iyo sida uu garabka ugu ahaa.

Previous Post

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xilka la wareegay “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray qaar ka mid ah Xeryaha iyo Dugsiyada Tababarrada CXD

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray qaar ka mid ah Xeryaha iyo Dugsiyada Tababarrada CXD

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray qaar ka mid ah Xeryaha iyo Dugsiyada Tababarrada CXD

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In