Sunday, November 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Arrimaha gudaha Federaalka oo kulan la qaatay Madax ka socota hay’adda FCA

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Arrimaha gudaha Federaalka oo kulan la qaatay Madax ka socota hay’adda FCA
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Hon Ali Yusuf Ali (Xoosh), ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay wafdi ka socda Hay’adda FCA, oo ay hoggaaminayso Mss Piya Itkonen, Wakiilka FCA ee Soomaaliya.

Kulanka ayaa looga hadlay arrimo muhiim ah oo ku saabsan dowlad-dhiska dalka, gaar ahaan dadaallada dib-u-heshiisiinta, nabadeynta iyo arrimaha doorashooyinka. Wasiirka ayaa sheegay in ay muhiim tahay in la sii xoojiyo wada-shaqeynta iyo iskaashiga hay’adaha caalamiga ah iyo dowladda Soomaaliya si loo xaqiijiyo nabad iyo dimoqraadiyad buuxda.

Related posts

Shil khasaaro nafeed dhaliyay oo ka dhacay dalka Masar

Shil khasaaro nafeed dhaliyay oo ka dhacay dalka Masar

October 31, 2026
Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Azerbaijan

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Azerbaijan

October 31, 2026

Hay’adda FCA iyo dowladda Soomaaliya ayaa sidoo kale ka wada-hadlay sidii loo dardar-gelin lahaa geeddi-socodka dib-u-heshiisiinta iyo horumarinta arrimaha doorashooyinka ee dalka, iyadoo la tixgelinayo baahida loo qabo in la hirgeliyo nidaamyo siyaasadeed oo la jaanqaada xaaladda hadda jirta.

Previous Post

Madaxweynaha koofur Galbeed Soomaaliya oo saxiixay sharciga Nadaafada ee KGS 

Next Post

Duqa Muqdisho oo Dhagax-dhigay Beerta Ummadda ee Gobalka Banaadir 

Next Post
Duqa Muqdisho oo Dhagax-dhigay Beerta Ummadda ee Gobalka Banaadir 

Duqa Muqdisho oo Dhagax-dhigay Beerta Ummadda ee Gobalka Banaadir 

Shil khasaaro nafeed dhaliyay oo ka dhacay dalka Masar

Shil khasaaro nafeed dhaliyay oo ka dhacay dalka Masar

October 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Warbaahinta Masar ayaa si rasmi ah u shaacisay in laba qof ay dhinteen, halka 25 qof oo kalena ay...

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Azerbaijan

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Azerbaijan

October 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed, Mudane Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiine), ayaa booqasho ku tagay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la kulmay Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Hay’adda UNESCO

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la kulmay Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Hay’adda UNESCO

October 27, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa la kulmay Ms. Åsa Regnér oo...

WASIIRKA WARFAAFINTA SOOMAALIYA OO BAKU KA JEEDIYAY KHUDBAD KU SAABSAN ILAALINTA DHAQANKA IYO TIKNOOLOJIYADDA

WASIIRKA WARFAAFINTA SOOMAALIYA OO BAKU KA JEEDIYAY KHUDBAD KU SAABSAN ILAALINTA DHAQANKA IYO TIKNOOLOJIYADDA

October 27, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay Madasha 7-aad ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In