Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo deeq lacageed gaarsiiyey Orodyahan Muqdisho ku dhibaateesan “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo deeq lacageed gaarsiiyey Orodyahan Muqdisho ku dhibaateesan “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Faederaalla Mudane Cabdiraxmaan Xuseen Odowaa ayaa deeq lacageed gaarsiiyey dhibane Cabdinaasir Saciid Ibraahim (Kaneeco) oo mudooyinkaan ku xanuusanayey magaalada Muqdisho, waxaana deeqdaan Wasiirka uu u Wakiishey Ururka Suxufiyiinta Gobolka Banadir .

Deeqdaan Lacageed ayaa waxay dhameyd Kun doollar, waxaana gaarsiiyey Maxamed Axmed Siyaad ( Black) wuxuuna Deeqdaas Guddoonsiiyey Dhibanaha Aabihii Saciid Ibraahim.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Maxamed Axmed Siyaad ( Black) oo ka hadley goobta ayaa sheegey in deeqdaan lacageed uu soo dhiibey Wasiirka Arrimaha Gudaha, isagoo u Mahadceliyey Dhamaan intii ka qayb qaadatey ama ka damqatey Cabdinaasir Kaneeco oo ugu horeeyo Wasiirka arrimaha Gudaha iyo Bahda Cayaaraha oo iyaga Fududeeyey Deeqdaas in ay gaarto Dhibana Cabdinaasir Kaneeco.

Aabaha dhalay Dhibanaha Saciid Ibraahim ayaa u Mahaceliyey Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdiraxmaan Oodwaa iyo Bahda Saxaafadda, wuxuuna dhamaantood uu Ilaah uga baryey badel ka Khayr badan in uu Alle Siiyo

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Cabdiraxmaan Xuseen Oodwaa, ayaa ah Wasiir ka damqada Dadka Dhibaateysan ee Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, dhawaan ayey ahayd Markii Wasiirka uu Deeq lacgageed gaarsiiyey Wiil Dhallinyaro ah oo ku Xanuusanaa Magaalada Burco, waxayna Deeqdaan Albaabada u furtey in Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka u ansaxiyaan Lacag gaareysa Toban Kun oo doolar kaddib markii uu Wasiirka uu arrintaa hor dhigey Golaha Wasiirada.

Cabdinaasir Saciid Ibraahim (Kaneeco) waxaa uu ka mid ahaa Orodyahanadi Soomaaliya uga qayb galey Tartankii Ciyaaraha Olombikada Adduunka ee lagu qabtey Dalka Shiinaha 2008, waxaana Cabdinaasir Kaneeco Xiligaas uu ahaa Orodyahanadii Calanka Soomaaliya Sidey waxayna Deeqdaan ku soo beegantey iyadoo Orodyahano Soomaaliyeed ay ka qayb galayaan Tartanka Olombikaga Adduunka oo haatan ka furmey Dalka Brazil.

DSCN3105 DSCN3107 DSCN3111 DSCN3112 DSCN3113 DSCN3114  DSCN3131  DSCN3149 DSCN3156

Previous Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Dhacdooyinka Maanta Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In