Monday, March 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Faahfaahiyey Heshiiskii Alhu sunna

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Dowladda Soomaaliya ayaa wareysi uu siiyey Radio Muqdisho waxaa uu faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey Heshiiskii laga gaaray in ladhameystiro dhismaha Dowlad Goboleedka Galmudug.

Wasiir Cabdi Maxamed Sabriye ayaa sheegay in Heshiiska Ahlu Sunna iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha uu yahay mid xal looga gaaray arrimaha Galmudug dhismaheeda.

Related posts

Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

March 9, 2026
Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

March 9, 2026

Wasiirka ayaa sheegay in hadda wixii ka dambeeya howsho siwnaagsan u socon doonto maadaama xalwaara laga gaaray dhibtii ugu weyneyd oo taagneyd.

“Waxaan aad u rageyneynaa in aan halkaas uga gudubno tabashooyinka jira oo muddo aan xalkeeda ku soo jirnay” ayuu Wasiir Sabriye.

Tiradda Xildhibaanadda ee Ahlu sunna haatan Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug ku yeelan doonto waa 20 Xildhibaan kuwaas oo si-gaar ah Ahlu sunna u soo magacaabi doonto.

“Heshiiskan kaliya ayaa lasugaayey hadda wixii ka dambeeyana horay ayaan u wadeynaa dhismaha Galmudug waxaan arki doonaa xiliga ay soo gabagabowdu” ayuu hadalkiisa sii raaciyey Wasiirka Arrimaha Gudaha.

Previous Post

Shirka amniga Caasimada oo lagu qabtay xarunta gobolka Banaadir+Sawirro

Next Post

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Zimbabwe ee India oo kawahadlay qorshaha shirka u dhaxeeya Afirca iyo India

Next Post
Danjirayaasha Soomaaliya iyo Zimbabwe ee India oo kawahadlay qorshaha shirka u dhaxeeya Afirca iyo India

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Zimbabwe ee India oo kawahadlay qorshaha shirka u dhaxeeya Afirca iyo India

Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

March 9, 2026
0

Magalada Muqdisho ayaa martigelisay munaasabad lagu daahfurayay Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya, taas oo si wadajir ah u...

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

March 9, 2026
0

Dekedda Weyn ee Muqdisho ayaa si rasmi ah ugu biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekedaha International Association of Ports and...

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa khadka taleefanka kula...

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

March 9, 2026
0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Saalim Caliyoow Ibrow, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In