Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Arrimaha gudaha oo shaaciyay in Xukuumadda Soomaaliya ay aqbashay doorashada Koonfur Galbeed

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Arrimaha gudaha oo shaaciyay in Xukuumadda Soomaaliya ay aqbashay doorashada Koonfur Galbeed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaardda Arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye oo ka hadlayay doorashada Koonfur Galbeed ayaa sheegay inay dhacday doorasho xaq ah oo daah furan, isla markaana ay dowladda Soomaaliya ay taageereyso doorashada ka dhacday Koonfur Galbeed.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026

Mudane Cabdi Maxamed Sabriye oo maanta isaga iyo wafdi uu hogaaminayay joogay madasha ay ka dhaceyso doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa sheegay in doorashada ay ku dhacday si waafaqsan sharuucda dalka u yaala, ayna aqbashay Wasaaradda Arrimaha gudaha.

“Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo sida aad arkeyseen si cadaalad iyo daah furnaan lagu doortay Cabdicasiis Xasan Maxamed, Madaxweynaha cusub oo la doortay, iyo dhaman inta hoolka ku jirta, waxaan rabaa in aniga oo ka wakiil ah Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federaalka, ka wakiil ah Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya, anoo gudanaaya waajibaadka aan u leenahay, Wasaarad ahaan ama aan u leeyahay kan Wasiir ahaan, waxan rabaa inaan halkan ka cadeeyo inay dhacday doorasho xaq ah oo daah furan, oo round-kii koowaad uu ku guuleystay, sidaan wada arkeynay, Mudane Madaxweynaha cusub ee la doortay, Cabdicasiis Xasan Maxamed, waxaan rabaa inaan idin sheego in Wasaaraddu ay ansixisay, aqbashay, magaca dowladda Federaalka doorashadaas iyo natiijadeeda”. ayuu yiri Wasiirka Arrimaha gudaha

Previous Post

Wasiirka Amniga oo tababar u soo xiray saraakiil ciidan “SAWIRRO”

Next Post

Taliyaha Ciidanka Xoogga iyo Abaandullaha oo Ciidamada Booliska ugu Hambalyeeyay Sanadguurada  75aad

Next Post
Taliyaha Ciidanka Xoogga iyo Abaandullaha oo Ciidamada Booliska ugu Hambalyeeyay Sanadguurada  75aad

Taliyaha Ciidanka Xoogga iyo Abaandullaha oo Ciidamada Booliska ugu Hambalyeeyay Sanadguurada  75aad

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In