Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Arrimaha gudaha oo soo xiray shirka dowladaha Hoose ee lagu qabtay Baydhabo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Arrimaha gudaha oo soo xiray shirka dowladaha Hoose ee lagu qabtay Baydhabo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa magalada Baydhabo kusoo xiray shirka golaha wadatashiga Dowladaha Hoose ee Wadajir oo muddo afar cisho ah ka socday magaalada Baydhabo, kadib markii uu socdaal shaqo ku tegay maanta, kaasi oo uu ku wehlinayay Xoghayaha joogtada ee Wasaaradda Arrimaha gudaha Prof Yaxye Cali Ibraahim.

Xafladda xirtaanka shirka waxaa ka hadlay qaar ka mid ah Wasiirada Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedyada, iyagoo sheegay in ay ku farxsanyihiin inay soo saaraan qodobo muhiim ah.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

April 1, 2026
Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026

Qodobada shirka ka soo baxay waxaa ka mid ah in Guddiga farsamada ee sameynta Goleyaasha Dowladaha Hoose ee heer maamul goboleed iyo Qorshe howleedkooda, In goluhu uu dajiyay, isla markaana ansixiyay jadwalka geeddi socodka dib-u-heshiisiinta iyo dhisidda goloyaasha dowladaha Hoose, in la sameeyo xarun lagu mideysanyahay oo qaabilsan kormeerka iyo qiimeynta howlaha wadajirka ah ee fududeynaya isla xisaabtanka, waxa sidoo kale la isku raacay kala horeynta hanaanka loo marayo dhisidda goloyaasha deegaanka iyo dib u heshiisiinta bulsahda degmooyinka.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa)  ayaa ugu dambayn soo xiray shirka, isgoo uga mahad celiyay Maamulka Koofur Galbeed ee marti loo yahay hab Maamuska ay usoo dhaweyeen Maamulada kale.

 

DSCN3185 DSCN3199 DSCN3208 DSCN3213 DSCN3226 DSCN3230 DSCN3255 DSCN3282 DSCN3284 DSCN3285 DSCN3295 DSCN3348 DSCN3388 DSCN3405 DSCN3451 DSCN3454 DSCN3458 DSCN3464 DSCN3467 DSCN3474

Previous Post

Madasha Hoggaamiyeyaasha DFS iyo Dowlad Goboleedyada oo kulan la yeeshay Guddiga Doorashada

Next Post

Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha waxba naguma gaarin Qaraxa Caawa ka dhacay Muqdisho

Next Post
Wasiirka dhalinyarada Soomaaliya oo hambalyada maalinta dhalinyarada 15_ka May u diray dhalinta Soomaaliyeed

Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha waxba naguma gaarin Qaraxa Caawa ka dhacay Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

April 1, 2026
0

Baydhabo, Soomaaliya – 1-da Abriil, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),...

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Sheekh...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan muhiim ah xarunta Madaxtooyada...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In