Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo dhagax dhigay xarunta cusub Jaamacadda Modern ee Gaalkacyo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo dhagax dhigay xarunta cusub Jaamacadda Modern ee Gaalkacyo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha, Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Fadaraalka Soomaaliya iyo Xildhibaanno ka tirsan Baarlaamaanka Soomaaliyab ayaa  dhagax dhigay dhismaha xarunta cusub ee Jaamacadda Modern ku yeelanayso Gaalkacyo.

Munaasanada dhagax dhigga waxaa sidoo kale  ka qeyb galay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug, Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan iyo xoghayaha Dowladda hoose mudane Cabdiqani Maxamuud Axmed, xubno ka socday Maamulka Jaamacadda Modern iyo masuuliyiin kale.

Related posts

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026

Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan ayaa sheegay in Jaamacadda Modern kaalin muhiim ah kaga jirto horumarka Gaalkacyo , isagoo bogaadiyay horumarka ay Jaamacadda sameyaay iyo dhismaha xarunta cusub.

Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha, Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Fadaraalka Soomaaliya Ahmed Macalin Fiqi ayaa bogaadiyay horumarka Waxbarasho ee ka muuqanaya Gaalkacyo, isagoo xusay in wax walba ay sababtay amniga iyo Nabad galyada loona baahanyahay in la sii xoojiyo

Wasiirka ayaa ugu danbeyn u mahadceliyay Maamulka Jaamacada Modern oo uu sheegay in ay hayaan shaqo loo baahan yahay iyo dadaal la xariira horumarinta Waxbarashada.

Previous Post

Ergeyga Madaxweynaha u qaabilsan arrimaha Somaliland oo la kulmay Mr. Shane L.Dixon

Next Post

Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Buurdhuubo “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Buurdhuubo “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Buurdhuubo "SAWIRRO"

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

March 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood ah oo ay yeesheen Madaxweynaha...

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta mar kale khudbad ka jeedisay shir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In