Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo la kulmay saraakiisha ciidamada qalabka sida ee Gobolka Hiiraan+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo la kulmay saraakiisha ciidamada qalabka sida ee Gobolka Hiiraan+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka arrimaha gudaha dib u-hishiisinta iyo federaalka xukumadda federaalka Soomaaliya Generaal Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa maanta magaalada Baladweyne kulan kula yeeshay saraakiisha ciidanka qalabka sida ah gaar ahaan hogaanka ciidanka xoogga dalka qeybta 5-aad iyo hogaanka ciidanka booliska gobolka Hiiran.

Generaal Mukhtaar wasiirka arrimaha gudaha dowladda Soomaaliya ayaa ku dhiirigaliyay ciidanka doorka xoogan oo ay ka qaateen badad galyada iyo la dagaalanka argagixisada.

Related posts

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026

“Waxaan Bogaadinayaa doorka aad ka qaadateen nabad galyada magaalada oo aan ogtahay xaaladii ay ku sugneed dhinaca amniga marka loo eego degenaashada ka jiran magaalada waxaana ku boorinayaa in loo turo shacabka iyadoo lagu shaqeynayo hanaanka dowladnimada ayuu hadalkiisa ku daray wasiir arfax.

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo soo dhaweeyay wasiirka ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay waxbadan ka qaateen amaanka magaalada hase ahaatee xilliga kala guurka uu sameeyn ku yeeshay balse sidoo kale ay diyaar uyihiin inay la shaqeeyaan dowladda dhexe.

“Dadaal waan wadnaa balse waxaa laga yaabaa in xilliga kala guurka uu saameyn nagu yeeshay waxaana diyaar unahay inaan mar walbo ka shaqeyno horka deegaanka inagoo kaashaneyno dowladda Soomaaliyeed ayuu yiri guddoomiye cali Jeyte.

Wasiirka arrimaha gudaha dib –u-hishiisiinta iyo federaalka ee dowladda Soomaaliya ayaa sidoo kale waxa uu kormeer qiimeyn iyo indho indheyn ku tagaya cisbitaalka guud ee magaalada baladweyne si uu soo arko xaalada bukaanada iyo adeeygada bulshada sida ay uhelaan .

Tags: Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo la kulmay saraakiisha ciidamada qalabka sida ee Gobolka Hiiraan+Sawirro
Previous Post

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare oo kormeeray xarunta imtixaanaadka iyo shahaadooyinka ee Wasaaradda.

Next Post

Maamulka Gobolka Gedo oo kulan is xogwaraysi ah la qaatay maamulka Degmada Luuq.

Next Post
Maamulka Gobolka Gedo oo  kulan is xogwaraysi ah la qaatay maamulka Degmada Luuq.

Maamulka Gobolka Gedo oo kulan is xogwaraysi ah la qaatay maamulka Degmada Luuq.

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In