Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Awqaafta Galmudug oo ka qeyb galay xuska dhalashad Nabigeena (NNKH) oo lagu qabtay Bandiiradley “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Awqaafta Galmudug oo ka qeyb galay xuska dhalashad Nabigeena (NNKH) oo lagu qabtay Bandiiradley “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Galmudug ayaa Bandiiradleey kaga qeyb galay xuska dhalashada Nabigeenna Muxammad (NNKH) isagoo xariga ka jaray masjid cusub oo deegaankaas laga hirgeliyay.

Munaasabadaan ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka socotay Galmudug, maamulka Bandiiradleey iyo qeybaha bulshada magaalada.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiirka Awqaafta iyo Diinta ee dowlad Goboleedka Galmudug Xasan Cabdulqaadir Xuseen , Guddoomiyaha Culumadda Galmudug Sheekh Muxiyidin Yuusuf Barre iyo Sheekh Maxamuud Cali Wacays ayaa wadair xariga uga jaray dib u dhis lagu sameeyay masjidka wayne ee Jaamaca ama Al-Raxma kuna yaala magaalada Bandiiradleey ee Gobolka Mudug.

Guddoomiyaha Bandiiradleey Cabdirisaaq Axmed Jaamac ayaa kaga mahadceliyay doorka Mas’uulyiinta ay kaga qeyb qaadanayaan dib u dhiska deegaanka.

Previous Post

Madaxwayne Farmaajo oo kulan la qaatay qaar Ka mid ah Dhallinyarada Soomaaliyeed

Next Post

Wasiirka Haweenka oo kulan la qaadatay diblomaasiyiin

Next Post
Wasiirka Haweenka oo kulan la qaadatay diblomaasiyiin

Wasiirka Haweenka oo kulan la qaadatay diblomaasiyiin

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In