Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Awqaafta oo kulan laqaatay Uqaabilsanaha Diinta Safaaradda Turkiga ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Awqaafta oo kulan laqaatay Uqaabilsanaha Diinta Safaaradda Turkiga ee Soomaaliya “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Sheekh Nuur Maxamed Xasan iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Mudane Cisman Aadam Dhuubow ayaa maanta kulan laqaatay uqaabilsanaha Diinta Safaaradda Turkiga ee Soomaaliya.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Kulanka ayaa waxa uu ujeedkiisu ahaa soo dhaweyn uqaabilsanaha cusub ee loo soo magacaabay safaradda Turkiga ee dhanka Diinta iyo sagootin loo sameynayay uqaabilsanii hore.

Inta uu socday kulanka ayaa waxa ay ka hadleen qodobo muhiim ah u Qaranka oo ay kamid ahaayeen:-

1- Horumarinta Ducaadda & Tababaridooda

2- Casriyaynta habka Qur’aanka kariimka ah iyo axaadista.

3- Sara uqaadista wacyiga bulshada Soomaaliyeed

4-  Isdhaafsiga khibradda culimada labada Dal.

Ugu dambayn labada dhinac waxaa ay ka wadahadleen sidii loo sii xoojin lahaa xiriirka wadashaqayn, iyada oo uu Wasiirka uu balan qaaday inay la shaqeynayaan Safaaradda.

Previous Post

Madaxweynaha Jubbaland oo kormeeray fariisimada ciidamada “SAWIRRO”

Next Post

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Soomaaliya oo bilowday hirgelinta mashruuc looga maarmayo isticmaalka dhuxusha “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Soomaaliya oo bilowday hirgelinta mashruuc looga maarmayo isticmaalka dhuxusha “SAWIRRO”

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Soomaaliya oo bilowday hirgelinta mashruuc looga maarmayo isticmaalka dhuxusha "SAWIRRO"

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In