Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Batroolka oo ka hadlay faa’iidooyinka Sharciga Batroolka dalka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Xukuumadda Soomaaliya oo cambaareysay qaraxii Argagixisada ay la beegsadeen goobo Rayid
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya Mudane Cabdirashiid Maxamed Axmed oo ka qeyb-galay Barnaamijka kulanka Toddobaadka ee ka baxa Warbaahinta Qaranka ayaa sharraxaad ka bixiyey faa’iidooyinka uu dalka u leeyahay sharciga Batroolka ee uu dhowaan golaha shacabka Ansixiyey, waxa uuna hoosta ka xariiqay in Soomaaliya ay shidaal soo saarto ay uga dhigan tahay Horumar dhaqaale iyo isku filaansho looga baxo dhibaatada hadda jirta.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiirka Batroolka ayaa soo hadal qaaday in marka howlaha sharciga Batroolka ka harsan la dhammeeyo ay billaaban doonaan Heshiisyada lagu maalgashanayo soo saarista shidaalka, sharcigana uu ku saleysan yahay danaha Soomaalida.

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya Mudane Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa bulshada Soomaaliyeed u shegay in ay la gudboontahay in dowladda Soomaaliya ay ku taageeraan qorshaha Dalka lagu gaarsiinayo in laga soo saaro shidaal iyo macdan.

Ansixinta Sharciga Batroolka waxaa ka horreeyey heshiis siyaasadeed ay wadajir u wada gaareen Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowladaha xubnaha ka ah bishii June sannadkii 2018-ka sidoo kale sharciga ayaa soo maray marxalado kala duwan tan iyo sannadkii 2008-dii, waana sharci ku xiran in Soomaaliya ay gaarto barwaaqo haddii ay bulshada Soomaaliyeed fahmaan faa’idooyinkiisa wanaagsan.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galaya Caleemo-saarka Madaxweynaha Koonfur Afrika

Next Post

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xarigga ka jaray Masaajid loogu magac daray Axmed Saleebaan Dafle ”SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xarigga ka jaray Masaajid loogu magac daray Axmed Saleebaan Dafle ”SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xarigga ka jaray Masaajid loogu magac daray Axmed Saleebaan Dafle ”SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In