Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Batroolka oo kulan la qaatay Danjiraha Norway ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Batroolka oo kulan la qaatay Danjiraha Norway ee Soomaaliya “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Tamarta ee Xukumadda Soomaaliya mudane Cabdirishiid Maxamed Axmed ayaa kulan la qaatay danjiraha Norway u fadhiya Soomaaliya Mr. Vebjorn Heines, kaasi oo diiradda lagu saaray sida looga faa’iideysan karo Kheyraadka dalka, isla markaana loo xoojin lahaa xiriirka ka dhexeeya labada dal.

Kulanka waxaa kaloo diiradda lagu saaray sidii dowladda Norway ay uga caawin lahayd Madaxda Wasaaradda in tabaro la siiyo shaqaalaha Wasaaradda, si looga faa’iideysto

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Danjiraha dowladda Norway u fadhiya Soomaaliya Mr. Vebjorn Heines ayaa sheegay in Wasaaradda ay ka saacidi doonaan tababaridda shaqalaaha  iyo taageerida joogtada ah ee ay siinayaan Wasaaradda.

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Axmed  ayaa tilmaamay inay diyaar u yihiin ka faa’iideysiga fursadaha iyo mashaariicda ay dowladda Norway dooneyso inay ka hirgeliso dalka, gaar ahaan dhanka Wasaaradda.

Previous Post

Ra’iisul wasaare Kheyre oo ka qeyb galay Xuska maalinta Aasaaska Midawga Yurub “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisal Wasaaraha XFS oo kormeeray xarunta dhexe ee Maamulka Hawada Dalka “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisal Wasaaraha XFS oo kormeeray xarunta dhexe ee Maamulka Hawada Dalka “SAWIRRO”

Ra’iisal Wasaaraha XFS oo kormeeray xarunta dhexe ee Maamulka Hawada Dalka "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In