Sunday, February 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Beeraha Soomaaliya Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxa Hay’adda FAO “SAWIRRO “

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Beeraha Soomaaliya Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxa Hay’adda FAO “SAWIRRO “
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Soomaaliya Mudane Axmed Madoobe Nuunoow (Axmed Baashi), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’ada QM u qaabilsan cuntada iyo Beeraha ee FAO Mr Peterschmitt Etienne.

Kulankaan oo ahaa is aragii ugu horreeyay ayaa ku bilowday jawi isbarasho iyo kala warqaadasho, waxaana intii shirkaan socday aad loogu darsay wadashaqayntii hore, mashaariicdii horey loo fuliyay, guulihii la gaaray, caqabadihii, Iyo mashaariicda cusub ee la rajaynayo in ay wada fuliyaan Wasaaaradda Beeraha Iyo Baraabka iyo Hay’adda FAO.

Related posts

Guddoomiye Cabdi Cali oo loo doortay Madaxweyne kuxigeenka CECAFA

Guddoomiye Cabdi Cali oo loo doortay Madaxweyne kuxigeenka CECAFA

February 7, 2026
Xeerka Shaqada Soomaaliyeed oo maanta si rasmi ah loo daah furay

Xeerka Shaqada Soomaaliyeed oo maanta si rasmi ah loo daah furay

February 7, 2026

Saacadihii kulankaan uu socday ayaa arrimihii lagu gorfeeyay waxaa ka mid ahaa kor u qaadista wadashaqaynta Wasaaradda Iyo FAO, wax ka qabashada xaaladaha dag-daga ah iyo masiibada Abaarta dalka kusoo noq-noqotay. Waxaa kale oo laga wadahadlay tayaynta wax-soosaarka dalka iyo hormarinta beeraleyda.

Ugu dambayntii Wasiirka Iyo Madaxda FAO ayaa qiimayn iyo kormeer waxaa ay kusoo sameeyeen waaxyabaha wasaaradda, gaar ahaan Qaybta Shaybaarka hubinta tayada waxsoosaar ee cuntooyinka dalka. Waaxdaan Ayaana ka mid ah qaybaha ugu muhiimsan ee Wasaaradda.

Previous Post

Kulan Lagu Tageeraayo Howlgalada Ka Dhanka ah Argagixisada Oo Lagu Qabtay Gaalkacyo

Next Post

Qaar Kamid ah Saraakiisha CXD Oo Kormeeray Buundada Bariire 

Next Post
Qaar Kamid ah Saraakiisha CXD Oo Kormeeray Buundada Bariire 

Qaar Kamid ah Saraakiisha CXD Oo Kormeeray Buundada Bariire 

Guddoomiye Cabdi Cali oo loo doortay Madaxweyne kuxigeenka CECAFA

Guddoomiye Cabdi Cali oo loo doortay Madaxweyne kuxigeenka CECAFA

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO(JABUUTI):-Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya Cali Cabdi Maxamed, ayaa si rasmi ah loogu doortay xilka Madaxweyne Ku-xigeenka Ururka Kubadda...

Xeerka Shaqada Soomaaliyeed oo maanta si rasmi ah loo daah furay

Xeerka Shaqada Soomaaliyeed oo maanta si rasmi ah loo daah furay

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Prof. Salim Caliyow Ibrow, ayaa si faahfaahsan uga...

Munaasabad lagu soo dhaweynayo Wasiirka Warfaafinta XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo lagu qabtay dalka UK

Munaasabad lagu soo dhaweynayo Wasiirka Warfaafinta XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo lagu qabtay dalka UK

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO(LONDON):-Magaalada London ee Caasimadda Dalka UK waxaa xalay lagu qabtay munaasabad si weyn loogu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo...

Soomaaliya oo sanadkan ka qayb galaysa dhoolla-tuska badda ee dalalka caalamka

Soomaaliya oo sanadkan ka qayb galaysa dhoolla-tuska badda ee dalalka caalamka

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Soomaaliya ayaa ku biirtay dhoolatus ballaaran oo ay wadajir u sameynayaan ciidamada badda dalal dhowr ah, kaas oo ujeeddadiisu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In