Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta &Tiknolojiyada XFS oo shir caalami ah uga qeyb-galay dalka Hungary “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta &Tiknolojiyada XFS oo shir caalami ah uga qeyb-galay dalka Hungary “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Eng. Cabdi Cashur Xasan ayaa shir caalamig ah uga qeybgalaya dalka Hungury,kaasi oo looga hadlayo arrimaha Tiknolojiyada Caalamiga ah.

Mudane Eng Cabdi Cashuur Xasan iyo wafdigiisa waxa ay ka qeyb galeen furitaanka Bandhigga iyo Shirweynaha Isgaarsiinta Caalamiga ah ee (ITU Telecom World), Bandhiggan oo ka mid ah kuwa ugu waaweyn oo ay isugu yimaadaan qeybaha kala duwan ee Isgaarsiinta iyo dowladaha caalamka ayaa ka furmay Magaalada Budapest ee caasimadda Dalka Hungary,kaasi oo socon doono 9/ilaa 12 Bishan September 2019.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Munaasabadda Furitaanka shirweynahan ayaa waxaa ka sooo qeybgalay Xog-hayaha Guud ee Midowga Isgaarsiinta Adduunka (ITU) Mudane Houlin Zhao iyo Ra’iisul Wasaaraha dalkaasi Hungary oo martigeliyay shirweynahaasi Caalamiga ah.

Xubnaha Wafdiga Wasiirka oo uu ku Jiro Maareeyaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka Mudane Cabdi Sheekh Axmed ayaa waxa ay inta uu socdo bandhigga iyo Shirweynahan waxay ka qeyb galidoonaan shirar doceedyo u dhexeeya wafuudda ka kala socota Dowladaha ka qeybgalaya, Shirkadaha Tiknolojiyadda iyo quburo ku tashustay qeybaha kala duwan ee Isgaarsiinta,kuwaasi oo ay kala hadli doonaan fursadaha iyo mowduucyada sida gaar ah danaynta ugu leh dalkeena.

Dalka soomaaliya oo lagu tiriyo in uu kamid yahay wadamada soo koraya ayaa sanadihii ugu dambeyeye wuxuu sameynayay horumar dhanka Tiknolojiyada ah,iyadoo wasaaradda Boosatada,Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyada Xukuumadda Soomaaliya ay ku guuleystay dib u soo celinta xubinnimadii Soomaaliya ee hay’addo badan oo caalami ah.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Oo Dhagax Dhigay Waddo Laga Dhisayo Gudaha Magaalada Beydhabo “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Magaalada Beydhabo Ku Booqday Ciidamo Booliis Ah Oo Tababar Ku Jira “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Magaalada Beydhabo Ku Booqday Ciidamo Booliis Ah Oo Tababar Ku Jira “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Magaalada Beydhabo Ku Booqday Ciidamo Booliis Ah Oo Tababar Ku Jira "SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In