Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caafimaadka Galmudug Oo Dhagax Dhigay Xarunta keydka Dawada 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Caafimaadka Galmudug Oo Dhagax Dhigay Xarunta keydka Dawada 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dhismaha xarunta dhexe ee Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Gobaleedka Galmudug oo ay qeyb ka yihiin xafiisyada adeegga degdega ah ee Caafimaadka bulshada iyo baqaarada keydka dawada, ayaa maanta laga dhagax dhigey Magaalada Dhuusamareeb oo Caasimadda Galmudug.

Munaasabada dhagax dhiga oo ka qabsoontay halka dhismuha ka bilaabanaayo, oo ah kasoo horjeedka xarunta Madaxtooyada.Waxaama kasoo qeyb galay Dr. Cabdiwali Cabdulaahi Jaamac, Wasiirka Caafimaadka Galmudug, oo ay wehliyaan Wasiirada arrimaha gudaha iyo Warfaafinta, Agaasimaha madaxtooyada, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo duqa Dhuusamareeb.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Macalin Cabdiraxmaan duqa Dhuusamareeb, ayaa ugu horreyn sheegay in dhulkaan hore uu ahaa xarunta Dowladeed,Waxayna noqon doontaa xarunta rasmiga ah ee Wasaaradda Caafimaadka Galmudug.

Wasiirka arrimaha gudaha Galmudug Cabdi waayeel oo bogaadiyey mashruucaan, ayaa sheegay in dib u dhiska xarumaha hey’addaha Dowlada uu tusaale muuqdo u yahay guulaha laga gaarayo Dowlad dhiska.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Galmudug Dr. Cabdiwali Cabdulaahi Jaamac ” Waxaan idinkaga mahadceliyey hey’adda BILL MELINDA GATES FOUNDATION fulinta mashruucaan ballaaran oo sida uu sheegay lagu dhameystiro sadexda bilood ee ka dhiman sanadkan”. Dr. Cabdiwali Cabdulaahi Jaamac.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Hay’adda IOM

Next Post

Madaxweynaha Dalka Oo Furay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ” SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Dalka Oo Furay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ” SAWIRRO”

Madaxweynaha Dalka Oo Furay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka " SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In