Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka caafimaadka iyo mas’uuliyiin kale oo booqday Dr Aadan X. Ibrahim oo ku xanuunsan Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka caafimaadka iyo mas’uuliyiin kale oo booqday Dr Aadan X. Ibrahim oo ku xanuunsan Muqdisho

?

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Caafimaadka ee xukuumadda Soomaaliya Xaawo Xasan Maxamed, Wasiir ku-xigeenka Wasaarada caafimaadka Cismaan Daallo, Guddoomiyaha Guddiga adeega bulshada ee baarlamaanka Xildhibaan Cismaan Maxamuud Dufle oo ay wehliyaan mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka ayaa maanta waxa ay booqdeen Wasiirkii hore ee Wasaaradda Caafimaadka Dr Aadan Xaaji Ibraahim oo ku xanuunsanaya Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho.

Wasiirka caafimaadka iyo mas’uuliyiintii la socotay waxa ay xogwareysi ku aadan xaalada caafimaad ee Wasiirkii hore caafimaadka la yeesheen ehelada iyo dhaqatiirta isbitaalka.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Xaawo Xasan Maxamed Wasiirka caafimaadka ee Xukumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo intaas kadib la hadashay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegtay in Wasaaradda caafimaadku ay ku dadaaleyso sidii caafimaad dibadda ah loogu qaadi lahaa Aadan Xaaji Ibraahim, haddii xaaladiisa caafimaad wax looga qaban waayo gudaha dalka.

Dr Aadan Xaaji Ibraahim Wasiirkii hore ee Wasaaradda Caafimaadka oo ka mid ahaa dowladii KMG ahaa ee dalka soo maray waxa uu muddooyinkan ka xanuunsanayay Muqdisho, iyadoo dowlada ay iminka dadaallo ugu jirto sidii u heli lahaa adeeg caafimaad oo dibadda ah.

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

R/wasare ku xigeenka oo kormeeray dhismaha cusub ee Wasaaradda Batroolka

Next Post
R/wasare ku xigeenka oo kormeeray dhismaha cusub ee Wasaaradda Batroolka

R/wasare ku xigeenka oo kormeeray dhismaha cusub ee Wasaaradda Batroolka

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In