Friday, March 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caafimaadka oo furay qeybta daweynta Isku-furanka ee Isbitaalka Deyniinle “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Caafimaadka oo furay qeybta daweynta Isku-furanka ee Isbitaalka Deyniinle “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa booqday Isbitaalka Deyniile, isagoo ku soo wareegey dhamaan qeybaha kala duwan ee uu ka kooban yahay Isbitaalka oo isugu jiray qeyb shaqeeya iyo qeybo aan lagu shaqeyn, isla markaana aan dhisnayn, waxa uuna sidoo kale dul istaagey bukaano xaaladdooda Caafimaad lagula tacaalayey Isbitaalka.

Dr Cali Xaaji Aadam ayaa sheegey in Isbitaalka Dayniile uu kamid yahay Isbitaalada Dowladda, Wasaaradda Caafimaadkana ay ka shaqeyn doonto sidii Shaqaalaha Isbitaalka ay u helli la haayeen Xuquuqdooda, maadaama Isbitaalku ka mid yahay Isbitaalada dowladda maamusho.

Related posts

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026
Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026

Maamulka Isbitaalka Deyniile ayaa faahfaahin ku saabsan waxyaabaha uu qabto Isbitaalka iyo Caqabadaha haysta ee ku horgudban usharaxay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, waxa uuna bogaadiyey dhamaan Hey’adaha, Ganacsatada iyo dadka deegaanka oo ka shaqeeyey in Isbitaalku halkan soogaaro maanta.

Wasiirka ayaa sidoo kale furay qeybta daweynta Isku-furanka oo laga hirgelliyey Isbitaalka Deyniinle, waxayna qeyb ka tahay horumarada uu ku tallaabsanayo Isbitaalka maadaama uu qeybaha Isbitaalka oo dhami loogu adeego bulshada deegaanka.

Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaliya waxaa ka go’an horumarinta Caafimaadka guud ee dalka iyo sidii bulsho waynta Soomaaliyeed ay u heli lahaayeen adeeg Caafimaad oo tayo leh.

Previous Post

Ciidanka Qalabka sida oo Burburiyay saldhiggii khawaarijta ee Koonfurta Mudug 

Next Post

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka “Khawaarijta gabbalkoodii wuu dhacay, waana laga adkaan doonaa wakhti dhaw”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka “Khawaarijta gabbalkoodii wuu dhacay, waana laga adkaan doonaa wakhti dhaw”

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka “Khawaarijta gabbalkoodii wuu dhacay, waana laga adkaan doonaa wakhti dhaw”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

March 12, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 171aad Guutada 17aad Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo qorsheysan Ka fuliyay Koonfurta...

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

March 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda isgaarsiinta iyo teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Soomaali , ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo xiray Madasha Bandhigga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In