Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caafimaadka oo ka qeybgalaya shirka ka dhacaya Doha 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Caafimaadka oo ka qeybgalaya shirka ka dhacaya Doha 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam, ayaa Magaalada Doha ee dalka Qatar uga qeyb galay Shirka madasha Bariga dhexe ee badqabka iyo tayada adeegyada Caafimaad,(Middle East Forum on Quality & Safety in Healthcare).

Madasha Bariga Dhexe ee Tayada iyo Badbaadada Daryeelka Caafimaadka oo lagu qabtay Magaalo madaxda dalka Qatar ee Doha ayaa la isu keenay in ka badan 3000 xirfadlayaal daryeel Caafimaad oo ka socda Gobolka iyo adduunka oo dhan si loo xaqiijiyo xal u hellida iyo bedqabka Caafimaad ee Bulshada Caalamka oo dhan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wasiirka, ayaa sidoo kale kulamo gaar ah la yeeshey Madax badan oo kasoo qeyb gashey Shirka,isagoo kala hadlay iskaashi ku aadan horumarinta Caafimaadka maadaama Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka kobaca wanaagsan ka sameyna Caafimaadka iyadoo uu sidoo kalena dalalka qeybahooda Caafimaad ay hormarsanyihiin kala hadlay taageerada qeybta Caafimaadka Soomaaliya iyo Mashaariicda lagu horumarinayo.

Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaa ka go’an horumarinta Caafimaadka dalkeena maadama bulsho waynta Soomaaliyeed muhiimad gaar ah uu u leeyahay adeeg Caafimaad oo tayo leh iyadoo la raacayo hiigsiga hirgilinta adeegga loo dhan yahay ee xirmooyinka Caafimaadka.

Previous Post

Guddiga saaxiibtinimada Baarlamaanka Soomaaliya iyo Turkiga oo doortay Guddoomiye 

Next Post

Madaxda Wasaaradda Cadaaladda XFS iyo kuwa dowlad Goboleedyada oo shir uga furmay Muqdisho

Next Post
Madaxda Wasaaradda Cadaaladda XFS iyo kuwa dowlad Goboleedyada oo shir uga furmay Muqdisho

Madaxda Wasaaradda Cadaaladda XFS iyo kuwa dowlad Goboleedyada oo shir uga furmay Muqdisho

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In