Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caafimaadka Oo Kulan La Qaatay Guddiga Gurmadka Caafimaadka

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Caafimaadka Oo Kulan La Qaatay Guddiga Gurmadka Caafimaadka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, isagoo ka amba qaadaya xaaladda dagaalka ee lagula Jira Argagaxisada, ayow waxa uu magacaabay Guddiga kumeel Gaarka ah oo Caafimaadk ka shaqeyn doona iyo sidii gurmad Caafimaad oo Deg Deg ah loo gaarsiin lahaa Ciidamada Qalabka sida iyo Muwaadaniinta ay wax yeelada kasoo gaarta Dagaalka looga xorreeynaayo guud ahaan dalka khawaarijta.

Guddigan, ayaa Ka Shaqeyn Doona sidii adeeg Caafimaad oo Deg Deg ah loo gaarsiin lahaa goobaha laga xoreeyay iyo sidii loo daweyn lahaa dadka ay dhibaatada ka soo gaartay Argagaxisada.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Guddiga wuxuu si hoose ula shaqeyn doonaa Hay’adaha kale ee Dowladda ee ka shaqeynaya la dagaalanka kooxaha Argagaxisada.

Xubnaha Guddiga waxay ka kooban yihiin sida soo socota:

1. Guuleed Cabdijaliil Cali: Gudoomiye

2. Cabdulqadir Cabdiraxmaan Aadan: Xubin

3. Maxamed Maxamuud Cadow: Xubin

4. Axmed Aadam Maxamed: Xubin

5. Yuusuf Cumar Maxamed: Xubin

6. Cali Cabdiraxmaan Cusmaan: Xubin

7. Faarax Yuusuf Maxamed: Xubin

8. Cabdirisaaq Axmed Cabdullaahi: Xubin

Tags: Wasiirka Caafimaadka Oo Kulan La Qaatay Guddiga Gurmadka CaafimaadkaWasiirka Caafimaadka Oo Magacaabay Guddiga Gurmadka Caafimaadka
Previous Post

Guddoomiyaha Cusub ee Degmada Yaaqshiid Oo Xilka La Wareegay “SAWIRRO”

Next Post

Afhayeenka Booliska Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Qaraxyaddii Maanta

Next Post
Afhayeenka Booliska Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Qaraxyaddii Maanta

Afhayeenka Booliska Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Qaraxyaddii Maanta

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In