Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caafimaadka Puntland oo qaabilay wafdi uu hoggaaminayo madaxa Caafimaadka UNFPA

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Caafimaadka Puntland oo qaabilay wafdi uu hoggaaminayo madaxa Caafimaadka UNFPA
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka DawladGobaleedka Puntland  Dr Jamac Farax Xasan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay kuna soo dhaweeyay wafdi ka socday hay’adda UNFPA uuna hoggaaminayay madaxa Caafimaadka Mr Kamlesh.

Wasiirka iyo madaxda hay’adda ayaa ka wada hadlay wada shaqaynta ka dhaxaysa Wasaaradda iyo hay’adda waxaana la iskula soo qaaday shaqooyinka socda iyo qorshayaasha Wasaaradda ee Sanadka 2021.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Mr Kamlesh ayaa Wasaaradda uga mahadceliyay xiriirka wanaagsan ee ay wada leeyihiin waxaana uu balan qaaday inay kala shaqayn doonaan wasaaradda qorshayaasha socda,sidoo kalena haddii caqabado jiraan ama dib udhacyo ay dhakhso wax uga qaban doonaan.

Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr Jamac Farax Xasan ayaa dhankiisa uga mahadceliyay hay’adda UNFPA shaqada ka dhaxaysa waxaana uu xusay in loo baahanyahy in laga wada shaqeeyo sidii loo sii horumarin lahaa.

Previous Post

Agaasimaha Guud HSJ oo kormeer ku tagay dhismaha Xarunta dhexe ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Ururrada Bulshada Rayidka

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Ururrada Bulshada Rayidka

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Ururrada Bulshada Rayidka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In