Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caafimaadka

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo Kulan La Qaadatay Xubnaha Guddiga Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Caafimaadka, Wararka
0
Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo Kulan La Qaadatay Xubnaha Guddiga Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Dr. Fowsiyo Abiikar Nuur Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Dr. Abdinaasir Mukhtaar Ibraahin iyo qaar kamida Agaasimayaasha waaxaha, oo kulan la qaatay xubnaha Guddiga Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka (NHPC) iyo Xoghayaha Guudiga NHPC.

Dhanka kale Wasiirka  Dr. Fowsiya iyo Dr. Cabdinaasir Agaasima Guud ee Wasaaradda ayaa warbixin ku saabsan shaqooyinkii u qabsoomay Golaha ka dhageystay Xoghayaha Guud ee Guddiga Dr. Cabdirasaakh.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Prof. Maxamed Yuusuf Xasan Guddoomiyaha Guddiga Golaha NHPC, ayaa ka hadlay taariikhda iyo heerarka kala duwan ee uu soo maray Nidaamka Caafimaadka Wadanka Xoriyaddii ka hor 1960-kii iyo intii ka danbeeysay.

Sidoo kale waxaa kulanka ka hadlay Xubnaha Golaha Guddiga, Agaasimayaasha Waaxaha, iyadoo ugu danbeyntii Wasiir Dr. Fowsiyo iyo Dr. Cabdinaasir Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Ayaa siwadajir ugu mahadceliyeen Golaha iyo Guddoonka, Waxeyna u rajeyay in Ilaahay u Fududeeyo Shaqada loo igmaday oo ah mid aad muhiim u ah loona baahanyahay in la dedejiyo sida ugu dhakhsiyaha badan.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Magacaabay Xilal Dhowr Ah

Next Post

Taariikh nololeed: Boqoradii Fanka Soomaaliyeed Khadra Daahir Cige oo geeriyootay

Next Post
Taariikh nololeed: Boqoradii Fanka Soomaaliyeed Khadra Daahir Cige oo geeriyootay

Taariikh nololeed: Boqoradii Fanka Soomaaliyeed Khadra Daahir Cige oo geeriyootay

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In