Sunday, September 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Oo Sagootiyay Khaqaatiir Qaliimo Ka Fuliyay Dalka “SAWIRRO”

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Oo Sagootiyay Khaqaatiir Qaliimo Ka Fuliyay Dalka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumqdda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan, oo kulan sagootin ah u sameeyey Dhaqaatiirta Isaga- kala -gooshta Qaaradaha ee Hey’adda (PAC) oo maalmihii u dambeeyey fulinaysay Ololaha Qaliinka isku furanka haweenka kiisii 10-aad.

Dhawaan ayay aheyd markii si rasmi ah loo daah furtay ololahan oo ay ka faa’ideysteen Muwaadiniin Soomaaliyeed oo baahi u qabey in ay hellaan qaliinada Iskufuranka Haweenka kiisii 10-aad iyo qaliinka guud ee Neerfaha iyo xangulada oo, isaguna la fuliyey markii ugu horreysay tan iyo inta PAC ay billowdey Ololaha Caafimaad ee Soomaaliya.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026

Dhaqaatiirta fulineysey Ololahan ayaa ka soo jeeda dalka Nigeria πŸ‡³πŸ‡¬ dhamaantood ayaana ah dhaqaatiir Proffesors ah islamarkaasna takhasus buuxa u leh cudurrada iyo qaliinada ay hadda fuliyeen.

Qaliinada isku furanka haweenka, ayaa Wasaarada Caafimaadka ka fulisey Isbitaalka Dayniile halka ay 300 bukaan oo isugu jira qaliimada guud ee neerfaha iyo kuwa kaadi mareenkana ay horey ugu samaysey Isbitaalka Guud ee Demartino Public Hospital.

Dhammaan adeegyada ololahan,ayaa ahaa kuwa bilaash ah oo si tabaruc ah dadka masaakinta ah looga qaadayo culaysyada xanuun ee haysta, waxaana sidoo kale tabar heer Sare ah lasiiyey Dhaqaatiirta maxaliga ah mudadii uu Ololahan socday si sare loogu qaado xirfadooda dhakhaatiirta Guddaha Dalka.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan, ayaa Dhaqaatiirka ugu mahadceliyey howsha quruxda badan ee ay qabteen, isagoona dhammaan dhaqaatiirta siiyey Shahaado Sharaf iyo Billado ay ku muteysteen howsha quruxda badan oo ay qabteen iyo fursadaha ay siiyeen Muwaadiniinta u baahnaa Qaliinada intay ku jireyn Ololaha.

Tags: Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Oo Sagootiyay Khaqaatiir Qaliimo Ka Fuliyay Dalka "SAWIRRO"
Previous Post

Madaxweynaha Dalka Oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Arrimaha Degaanka iyo Cimilada “SAWIRRO”

Next Post

Duqa Muqdisho Oo Deeq Lacag Ah Geersiiyay Dr Cabdiraxmaan Xasan CawaaleΒ 

Next Post
Duqa Muqdisho Oo Deeq Lacag Ah Geersiiyay Dr Cabdiraxmaan Xasan CawaaleΒ 

Duqa Muqdisho Oo Deeq Lacag Ah Geersiiyay Dr Cabdiraxmaan Xasan CawaaleΒ 

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso β€œSoddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In